Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanboloolshe) ayaa maanta booqasho […]
ALLBANAADIR
Muxuu yahay shirka uu Wasiir Fiqi kaga qeyb galayo dalka Baxreyn? (Sawirro)
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed ayaa maanta kaga qeybgalay Magaalada Manama ee Caasimadda […]
Israel oo sheegtay iney Gaza ka heshay doumentiyo Sir ah oo ay leedahay Xamaas
Israa’iil ayaa sheegatay inay gacanta ku dhigtay dukumentiyo muujinaya qorshe ay Xamaas ku diyaarinayso inay […]
Madaxweyne Biixi oo kulan sagootin iyo mahadcelin ah la qaatay Catriona Laing (Sawirro)
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta kulan sagootin ah la qaatay Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee […]
Puntland oo Dalalkooda ku celineysa xubno Ajaaniib ah oo katirsanaa Daacish (Sawirro)
Maxkamadda ciidamada qalabka sida iyo dambiyada culus ee maamulka Puntland ayaa xorriyadoodii u celisey lix […]
Ciidamada Booliiska oo saakay qabtay kooxo dhibaato ka waday Muqdisho (Sawirro)
Ciidamada booliiska qeybta gobolka Banaadir ka howlgala ayaa saakay gacanta ku dhigay labo nin oo burcad ah iyo mooto ay […]
Dhismihii Ergada Joogtada Liibiya ee QM oo albaabada loo laabtay iyo sababta keentay
Ergayga joogtada ee Dowladda Liibiya u jooga Xarunta Dhexe ee QM ee magaalladda New York, […]
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo furmay iyo qodobada looga hadlayo oo la shaaciyay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee […]
Sacuudiga oo daqiiqadihii ugu dambeyay dib u dhigay fulinta qisaasta nin Kenyaan ah
Nin u dhashay dalka Kenya oo lagu waday in lagu fuliyo qisaas dil ah dalka Sacuudiga Isniintii , ayaa daqiiqadihii […]
Erdogan oo bixiyay xogta tirada dhaawacyada Xubnaha Xamaas ee lagu daweenayo Turkiga
Waxaa horey usoo baxayay warar sheegaya in dagaalyahanno katirsan kooxda Xamaas oo ku dhaawacmay dagaalka […]