
DEG DEG DAAWO: Farxiya Fiska oo iyadoo Careysan Ka Hadashay Guurkeeda iyo Sababta Wiilka yar ay
Farxiya Fiska oo iyadoo Careysan Ka Hadashay Guurkeeda iyo Sababta Wiilka yar ay RIIX KA DAAWO MUUQAALKA FARXIYA FISKA
Farxiya Fiska oo iyadoo Careysan Ka Hadashay Guurkeeda iyo Sababta Wiilka yar ay RIIX KA DAAWO MUUQAALKA FARXIYA FISKA
mogadishu (Allbanaadir Media) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa magacaabay Guddi KMG ah oo baaritaan ku sameeya dhacdadii nidaam-darada aheyd ee 7-dii bishaan […]
Kampala (Allbanaadir Media) – Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa ka hadlay dhibaato ka haysato la dagaalanka kooxda Al-Shabaab ee gudaha Soomaaliya iyo sida ay Soomaaliya u noqon karto qaran jira. Museveni ayaa sheegay in dowladdiisa […]
Hargeysa (Allbanaadir Media) – Wararka laga helayo Somaliland ayaa sheegaya in maanta xaalad kacsanaan ah laga dareemayo magaalada Hargeysa ee caasimada maamulkaas, halkaas oo haatan ay howlgallo ka bilaabeen ciidamada Booliska Somaliland. Wararka ayaa sheegaya […]
Nairobi (Allbanaadir Media) – Wararka laga helayo gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa sheegaya in kooxda Al-Shabaab ay weeraro horleh ka fulisay dalkaasi. Weeraradaan ayey kooxdu ku soo aadisay, xilli ay maanta dadka Kenyaanka […]
Kampala (Allbanaadir Media) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo haatan booqasho rasmi ah ku joogo magaalada Kampala ayaa wadahadallo miro dhal ah la yeeshay dhiggiisa dalka Uganda, Mudane Yoweri Kaguta Museveni. Kulanka oo […]
Dadka Kenya waxey saakay u dareereen doorashooyinka guud oo lagu dooranayo min mudanayaasha golayaasha degaannada (47 Gole Degaan), Guddoomiyeyaasha gobollada (47 Gobol), Xildhibaannada aqalka hoose (349 Xildhibaan), Senatorrada Aqalka sare (47 Senator) iyo xilka ugu […]
mogadishu (Allbanaadir Media) – Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke wareysi siiyey Telefishinka HBN ayaa ka hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan xukuumadda cusub ee lasoo dhisay iyo shaqooyinka horyaalla. […]
Maanta oo kale 26 sano ka hor ciidanka Itoobiya ayaa weerar cir iyo dhul ah ku qaaday gobalka Gedo. Waxaa soo gudbay ciidammo tiro badan oo wata taangiyo iyo diyaarado. Waxaa ay duqaymo ka gaysteen […]
Palm Beach (Allbanaadir Media) – Madaxweynehii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in saraakiil ka tirsan FBI-da ay “galeen” gurigiisa Mar-A-Lago, taasi oo uu ugu yeeray “ficil dhaqan xumo ah oo dacwad kusoo oogis.” […]
Kampala (Allbanaadir Media) –Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa caawa la hadlay masuuliyiinta safaaradda iyo jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalkaas. Madaxweynaha oo aad u amaanay firfircoonida […]
Copyright © 2022 | MH Magazine WordPress Theme by MH Themes