Labo Nin oo saaxiibo ah oo ku nool dalka Faransiiska ayaa waxay go’aansadeen socdaal ay ku tegi doonaan dalka Sacuudiga, […]
Author: allbanaadirmedia
Sheekh Aadan Madoobe iyo wafdi uu ku jiro Saadaq Joon oo Carta lagu soo dhaweeyay (Sawirro)
Gudoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu waheliyo Gudoomiyaha Baarlamaanka […]
Shir madaxeedka Jaamacadda Carabta oo taageero xooggan loogu muujiyay dowladda Soomaaliya
Shir Madaxeedka dalalka Jaamacadda Carabta, meertadiisa 33-aad oo lagu soo gaba gabeeyay dalka Baxreyn ayaa mar kale taageero loogu muujiyay […]
War-murtiyeed goordhaw laga soo saaray Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran
War-murtiyeed goordhaw laga soo saaray shirkii Golaha Wadatashiga Qaran, ayaa faah faahin badan looga bixiyay […]
Ra’isul Wasaare u dhashay dal Yurub kuyaalla oo loo hanjabay xilli la dhaawacay…
Ra’isul-wasaaraha dalka Poland, Donald Franciszek Tusk ayaa shalay oo Khamiis ah sheegay inuu helay fariimo loogu hanjabay in la dili […]
Itoobiya oo ka carootay hadal uu jeediyey safiirka Mareykanka ee Addis Ababa
Dowladda Itoobiya ayaa Khamiistii diiday khudbad uu jeediyay safiirka Mareykanka oo ku baaqay in si wanaagsan loo ilaaliyo xuquuqda aadanaha, […]
Israel oo War cusub ka soo saartay howlgalka ay ka wado degaanka Rafax
Wasiirka difaaca ee Israa’iil Yoav Gallant ayaa sheegay in Israa’iil ay ciidamo cusub oo dheeraad ah ay “gelin doonto gudaha […]
Wiil 12 jir ah iyo dad kale oo aano qabiil loogu dilay degaan ka tirsan Galgaduud
Allah ha u naxariisto Ayaanle Cabdisalaan Jaamac 12 sano jir kasoo jeeda Goldogob oo ku […]
Nin isku dayey inuu gubo goob Macbad ay Yuhuudu leedahay oo la toogtay
Booliiska ayaa toogtay nin hubeysan oo isku dayay inuu dab qabadsiiyo macbad ku yaal waqooyiga […]
(Sawirro) Muuse Biixi oo xalay la caweeyey shacab isugu soo baxay Hargeysa
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa xalay la caweeyey shacab isugu soo baxay barxada […]