Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa markii u horreyay xaqiijiyay in dagaalyahanno ka tirsan Xamaas […]
ALLBANAADIR
QM oo shaacisay tirada dadka illaa hadda ka qaxay weerarka Israel ee Rafax
Qiyaastii 360,000 oo qof ayaa ka qaxay magaalada ugu xigta dhanka koonfureed ee Gaza ee Rafah todobaadkii la soo dhaafay, […]
Somaliland oo si cad u sheegtay iney duulaan culus ku qaadeyso Laascaanod
Taliyaha Millateriga Somaliland Nuux Ismaaciil Taani ayaa sheegay in ciidankiisu soo ceshan doono dhulkii uu ku lumiyay dagaalkii Laascaanod. Waxaa […]
Madaxda afar dowlad goboleed oo Muqdisho soo gaaray & Xog ku aadan ujeedka safarkooda
Previous articleBoqortooyada Sacuudiga oo soo dhoweysey talabooyin ay […]
Ninkii ugu horreeyay ee loo galiyay Kelli doofaar oo geeriyooday iyo hadal heyn ka dhalatay
War kasoo baxay Isbitaalkii sameeyay qaliin kelli doofaar loogu galiyay nin bukaan ahaa ayaa xaqiijiyay geerida ku timid Richard “Rick” […]
Golaha Wasiiradda Somaliland oo maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay Hargeysa (Sawirro)
Fadhigii 128aad ee Golaha Wasiirrada da Somaliland oo qabsoomay maanta oo isniin ah, taariikhduna tahay 13-05-2024 oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha […]
Internet xumo ka jirta dalal kuyaalla Bariga Afrika iyo Sababta keentay oo la ogaaday
Internet xumo baahsan ayaa laga dareemay saacadihii lasoo dhaafay dalal kuyaalla Bariga Afrika, waxaana shalay iyo maanta culees badan ka […]
Guddoomiyihii gobolka Togdheer oo xilka laga qaaday iyo mid cusub oo la magacaabay
Madaxweynaha maamulka Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto Madaxweyne uu maanta soo saaray xilkii […]
Somaliland oo Heshiis cusub oo bulshada wax u taraya ku saxiixday Adis Ababa (Sawirro)
Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland Mudane Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi, oo uu wehelinayo agaasimaha cisbitaalka guud ee Hargaysa oo safar […]
Ciidanka Booliiska oo Muqdisho ku qabtay koox burcad ah oo dhac geesatay (Sawirro)
Ciidanka booliiska qeybta gobolka Banaadir, gaar ahaan saldhigga degmada Hiliwaa ayaa saakay gacanta ku dhigay […]