Xildhibaan Ilhaan Cumar oo laga soo doorto gobolka Minnesota ayaa ku guulaysatay taageerada iyo doorashada xisbiga dimoqoraadiga ah ee DFL […]
Category: Wararka Maanta
Muxuu Wasiir Fiqi kala hadlay danjire Dr. Abdullah bin Salem Al Nuaimi? (Sawirro)
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta oo Axad ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda […]
Ciidamo ka tirsan NISA oo caawa weeraray hoyga Oday dhaqameed caan ah
Ciidamo la sheegay iney ka tirsan yihiin kuwa NISA ayaa caawa maqribkii gudaha u galay guriga Wabar Socdaal oo ka […]
(Sawirro) Xassan Shiikh oo xariga ka jaray xarun dhexe oo loogu talo keydinta..
Madaxweymaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarigga ka jaray Xarunta Kaydka Gaaska […]
(Sawirro) Madaxweyne Muuse Biixi oo xariga ka jaray dhismaha xarunta cusub ee..
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xadhigga ka jaray agab cusub oo loo keenay ciidanka dab-demiska qaranka, kaasoo wax […]
Blinken oo si cad u sheegay in ciidamada Israel ay garanayaan oo kaliya dilka rayidka
Israa’iil oo bilooyin ka hor sheegtay inay burburisay awooddii Xamaas ee waqooyiga Qasa , ayaa mar kale shalay sheegtay inay […]
Qoorqoor & Catriona Lainga oo kormeeray xarunta Q/Midoobay ee Dhuusamareeb (Sawirro)
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Dhuusamareeb ku qaabiley wakiilka xoghayaha Qarammada Midoobe u qaabilsan Soomaaliya marwo Catriona […]
Tirada qiyaasta Meydadka ku hoos jira burburka Gaza oo la shaaciyey
Difaaca madaniga ah ee Gaza ayaa sheegay inay ku qiyaasayaan ilaa 10,000 oo maydad ah inay ku hoos jiraan dhismayaasha […]
Dad boqolaal kun gaaraya oo ka qaxaya Rafah ka dib duulaanka ay qaaday Israel (Sawirro)
Israa’iil ayaa tobanaan kun oo kale oo Falastiiniyiin ah u sheegtay in ay isaga baxaan […]
Immisa weiye ayaa lagu dilay Gaza tan iyo markii ay bilowdeen duqeymaha Israel?
Xafiiska warbaahinta dowladda ee Gaza ayaa sheegay in tirada suxufiyiinta la dilay tan iyo 7-dii […]