Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya , gaar ahaan kuwa kumaandooska ee Danab iyo Gorgor ayaa gacanta […]
Category: Wararka Maanta
Burcad-badeed Soomaali ah oo maanta ku fashilantay in Markab ganacsi afduubtaan
Koox burcad-badeed Soomaali ah oo watay dooni nuuca dheereeya ah ayaa maanta oo Jimco ah weerar ku qaaday markab ganacsi […]
Halkan ka ogow 17-kii ergay ee QM usoo magacowday Soomaaliya tan iyo 1992-kii
Dowladda Soomaaliya ayaa Qaramada Midoobe weydiisatay in la soo geba-gebeeyo joogitaanka howlgalkeeda diblomaasiyadeed ee Soomaaliya oo soo socday in ka […]
Askar u dhalatay dalka Sri Lanka oo lagu dilay dagaal ka dhacay dalka Ukraine
Dagaalka ka socda dalka Ukraine waxaa ka qeyb galaya askar iyo rag kale oo kasoo […]
Puntland oo si adag uga hortimid tallaabo Dowladda Soomaaliya ay qorsheeneyso
Maamul goboleedka Puntland ayaa si adag uga horyimid dalab dowladda Federaalka Soomaaliya ku dooneyso in la xiro xafiiska siyaasadda hay’adda […]
Madaxweyne Xasan oo mar kale ka hadlay xadgudubka Itoobiya eedeyna u jeediyay Abiy
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta mar kale ka hadlay xadgudubka dowladda Itoobiya ay ku dooneyso in ay ku qaadato […]
Ciidamada Booliiska oo Muqdisho ku qabtay Shan nin oo maanta kufsi wadareed geestay
Ciidamada booliiska qeybta gobolka Banaadir , gaar ahaan kuwa ka howlgala saldhigga degmada Xamarweyne ayaa […]
Ra’isul Wasaare Xamse iyo Madaxweynaha Kenya oo arrimo muhiim ah kawada hadlay (Sawirro)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo safar shaqo ku jooga dalka kenya, ayaa kulan muhiim […]
Bas si xowli ah ku socday oo ku dhacay Webi iyo khasaaro dhimasho oo ka dhashay (Sawirro)
Gaari bas ah oo rakaab siday kuna socday si xowli ah ayaa ku dhacay webi […]
Afar ka mid ah Wasiirada Hirshabelle oo shaqo joojin lagu sameeyey (Akhriso)
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Dabageed) oo shaqo joojin […]