Israa’iil, ayaa maalintii labaad meydadka iyo dhaawaca askarteeda ka daabulaysa xerada Jabalia ee waqooyiga Qasa, oo illaa saddex diyaaradood oo […]
Author: allbanaadirmedia
Mike Nithavrianaki oo safar shaqo ku tagay Hargeysa lana kulmay Madaxweyne Biixi (Sawirro)
Madaxweynaha maamulka Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabiley safiirka dalka Ingiriiska u jooga Soomaaliya Amb Mike […]
Qatar iyo Ethiopia oo yeelanaya iskaashi dhinaca Teknoolajiyada casriga ee Militeriga
U qeybsanaha milliteriga ee safaarada dowladda Qatar ku leedahay Ethiopia, Sareeye Guuto Maxamed Cali Al-Xajri iyo taliyaha Jaamacadda Difaaca Ethiopia, […]
Shirka Golaha Wadatashiga oo maanta warbixin looga dhageestay Wasiirka Difaaca (Sawirro)
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo ka socdo xarunta Villa Soomaaliya, uuna guddoominayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane […]
Fadeexad ka jirta garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde oo lasoo bandhigay (Sawirro)
Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho waxaa maalin kasta kasoo dega kana dhoofa boqolaal dad ah, kuwaa oo u […]
Wasiir Juxa oo buriyay heshiis ay xisbiyada Kaah iyo Muqtabal ka galeen degmooyinka…
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland ayaa laashay heshiis ay xisbiyada Kaah iyo Muqtabal ka galeen degmooyinka Buursax iyo […]
Diyaarad ay la socdeen Boqolaal Xujey ah oo Sacuudiga kusii jeeday oo cillad qabsatay
Diyaarad ay la socdeen 468 qof oo ka soo ambabaxday dalka Indonesia ayaa waxay xalay cillad qabsatay, xilli ay ku […]
Maxkamad kutaalla dalka Switzerland oo 20-sanno oo xabsi ah ku riday Wasiir Afrikaan ah
Maxkamadda federaalka ee dambiyada ee magaalada Bellinzona ee dalka Switzerland, ayaa xukun adag oo xabsi dheer ah ku riday wasiirkii […]
Puntlnad oo ka hadashay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran iyo waxa kasoo bixi kara
Madaxtooyada Soomaaliya waxaa maalintii saddexaad ka socda shirka golaha Wadatshiga Qaran ee u dhaxeeya madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxda […]
Madaxweyne Putin oo saakay gaaray Shiinaha kana hadlay arrimo xasaasi ah oo quseeya Dagaalka Ukraine
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa aroornimadi hore ee Khamiista maanta ah ka degay magaalada Beijing ee caasimadda Shiinaha, halkaas oo […]