Wasiirka difaaca ee Israa’iil Yoav Gallant ayaa sheegay in Israa’iil ay ciidamo cusub oo dheeraad ah ay “gelin doonto gudaha […]
Author: allbanaadirmedia
Wiil 12 jir ah iyo dad kale oo aano qabiil loogu dilay degaan ka tirsan Galgaduud
Allah ha u naxariisto Ayaanle Cabdisalaan Jaamac 12 sano jir kasoo jeeda Goldogob oo ku […]
Nin isku dayey inuu gubo goob Macbad ay Yuhuudu leedahay oo la toogtay
Booliiska ayaa toogtay nin hubeysan oo isku dayay inuu dab qabadsiiyo macbad ku yaal waqooyiga […]
(Sawirro) Muuse Biixi oo xalay la caweeyey shacab isugu soo baxay Hargeysa
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa xalay la caweeyey shacab isugu soo baxay barxada […]
Maxaa DF uga qorsheysan degaanada weli ku jira gacanta Al-Shabaab?
Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay guulaha laga gaaray howlgalladaas iyo qorshaha sii socoshada howlgallada […]
Milateriga Israel ee ka dagaalamaya Gaza oo iska dilay askar badan
Israel ayaa Khamiista maanta ah sheegtay in shan ka mid ah askarteeda ay ku dhinteen […]
Wararkii u dambeeyey shirka Villa Somalia uga socda Madaxda Golaha wadatashiga
Shirkii Madaxda Dowladda Federaalka, Dowlad-Goboleedyada, iyo Gobolka Banaadir ayaa Gelinka dambe ee maanta guda galay qodobada la xiriira arrimaha doorashooyinka […]
Maxay ka wadahadleen RW Xamse iyo madax uu kula kulmay Baxreyn? (Sawirro)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada Manama ee dalka Baxrayn, […]
Qiso Musuq ah oo dhexmartay Marxuum Jen. Max’ed Siyad Bare & Nin Xigtadiisa
Waxaan Maqlay in hogaamiyihii Kacaanka ee xukunka militeriga Janaral Maxamed Siyad Bare (AUN) ay u yimaadeen odeyaal xigtadiisaa, waxeyna ka […]
RW Xamse oo khudbad ka jeediyey Meertada 33-aad ee shirka J/Carabta (Sawirro)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay Meertada 33-aad ee shirka Jaamacadda Carabta ayaa […]