Xamaas ayaa aqbashay qaraarka Qaramada Midoobay ee lagu taageerayo qorshaha lagu soo afjarayo dagaalka Israa’iil ee Gaza, waxayna diyaar u […]
Category: Wararka Maanta
Jen. Zakia oo laga qaaday xilka taliye xigeenka Boliska & Sarkaal caan ah oo lagu bedelay
Taliye ku-xigeenkii Booliska Soomaaliya Gen. Sakiya Xuseen ayaa qoraal ay soo dhigtay gacankeeda Facebook ku sheegtay in xilka laga qaaday […]
Mareykanka oo beeniyey eedeynta Al-Shabaab ee dilkii dhaqaatiirta Cuba
Milatariga Maraykanka ayaa sheegay inaysan mas’uul ka ahayn dilka la sheegay in loo gaystay laba dhakhtar oo u dhashay Cuba […]
Xog cusub oo laga helay askarigii toogashada ka geystay Xerada Imaaraadka
Waxaa la helay xog dheeraad ah oo la xiriirta ninkii fuliyay weerarkii xerada Imaaraadka ee magaalada Muqdisho, 10-kii February ee […]
Xassan Shiikh & Jonas Gahr Støre oo wada guddoomiyey madasha Oslo Forum (Sawirro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha Boqortooyada Norway, Jonas Gahr […]
Maxkamad la soo taagayo dad baraha bulshada ka waday kicin bulsho & anshax xumo
Xafiiska xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka oo Maxkamadda gobolka Banaadir u gudbiyay 19 eedeysane oo loo […]
Wasiirka Maaliyadda oo Nairobi ku guddoomiyay kulanka Jiheynta maaliyadda dalka (Sawirro)
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa shir guddoomiyay kulanka guddiga […]
Dadka meydadka ehelkooda kala soo baxaan Qabuuraha Iskool Buluusiya oo shuruud lagu xiray
Waxaa saakay qabuuraha iskool Buluusiya ee magaalada Muqdisho ku kalahay qaar kamid ah ehelada dadkooda halkaasi ku aasnaayeen, kuwaa oo […]
Puntland oo Ammar cusub dul dhigtay shirkadaha Isgaarsiinta iyo Sababta keentay
Maamul goboleedka Puntland ayaa ku amray shirkadaha isgaarsiinta ee ka jira deegaannada maamulkaasi, in aysan […]
Toban cisho oo loo qabtay in meydadka looga saaro dhulka Iskoolo Bulusiyo
Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumada Somalia C/qaadir Maxamed Nuur ayaa amar ku bixiyey in 10 cisho gudahood lagu baneeyo qabuuraha iskoolo Buluusiyo […]