Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa lagu soo dhaweeyay qofkii ugu da’da weynaa ee sannadkan 2024 gudanaya waajibaadka Xajka, waxaana warbaahinta iyo […]
Category: Wararka Maanta
Wasaaradda Amniga Puntland oo qiratay Dilka Axmed Saxane Ballanqaadna sameysay (Sawirro)
Wasaaradda Amniga maamulka Puntland ayaa qaadatay masuuliyadda dil dhawaan ciidamada ammaanka magaalada Garawe u geesteen nin shacab ah , oo […]
Muxuu yahay Khilaafka culus ee ka dhex qarxay Sacuudiga iyo Imaaraadka?
Muranka dhanka xuduudda ah ee u dhexeeya dalalka Sucuudiga iyo Imaaraatka Carabta, oo imika gaaray miiska Qaramada Midoobay, ayaa iftiimiyay […]
Golaha Wakiillada Galmudug oo maanta ansixiyay Saddex degmo oo cusub (Sawirro)
Golaha Wakiilada maamulka Galmudug ayaa maanta yeeshay kulankoodii 2aad ee kalfadhiga 10aad, waxaana shir guddoominayey guddoomiyaha golaha Dr Maxamed Nur […]
Xukuumadda Soomaaliya oo Shaacisay in uu miro-dhalay Wadahadallo u socday DFS iyo Puntland
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya Xasan Macalin Maxamuud oo ka hadlay shir ka dhacay magaalada Baydhabo, […]
Masuuliyiin katirsan Jubbaland oo booqday deegaan Al Shabaab laga saaray (Sawirro)
Madaxweyne ku xigeenka labaad ee maamulka Jubaland Mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud ayaa maanta booqday deegaanadii […]
Madaxweyne Qoor Qoor oo gaaray deegaanno dhawaan labo beel ku dagaallameen (Sawirro)
Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa gaaray deegaanno ka tirsan waqooyiga Gobolka Galgaduud, kuwaas […]
Xisbullaah oo jawaab deg deg ah ka bixisay weerarkii lagu dilay Talib Sami Abdullah
Kooxda Xisbullaah ee ka howlgasha qeybo kamid ah dalka Lubnaan ayaa weerar culus ku qaaday dhulka ay maamusho Israel, kaddib […]
Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda oo ka murugooday xaalada ka taagan Qabuuraha Iskool Buluusiya
Waan ka murugooday xaaladda ka taagan qabuuraha Scuola Polizia. Dhan kasta marka aan ka eegay waxay iigu muuqata go’aan aan […]
Dowladda Soomaaliya oo eedeyn u jeedisay Farmaajo iyo Warkaasi oo la beeniyay
Wasiirka Gaashaandhigag Xukuumadda Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo wareysi bixiyay ayaa ka hadlay go’aanka dowladda ee kula wareegeyso qabuuraha Iskuul […]