Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan Ciidda Carafo u diray Shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta […]
Category: Wararka Maanta
Ciidanka Israel oo maanta askartii uhu badneyd looga dilay dagaalka ka socda Gaza
Siddeed askari oo Israa’iil ah ayaa lagu dilay koonfurta Gaza Sabtidii sida ay sheegeen ciidamada Israa’iilM waana mid ka mid […]
DF oo si kulul uga hadashay qaraxii lagu dilay G/lle Max’ed Dheere & saraakiil kale
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa ka tacsiyeeyay Geerida Allaha u naxariistee G/le Maxamed Nuur […]
(Sawirro) Malaayiin Muslimiin ah oo maanta dul taagan Carafa, iyagoo gudanaya Xajka
Dad Muslimiin ah oo kor u dhaafaya illaa labo milyan oo ruux ayaa maanta dul taagan Buurta loo yaqaano Carafa […]
Taliye Ciidan iyo Guddoomiye hore oo qarax lagu dilay iyo Madaxweyne ka hadlay
Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa sheegaya in maanta kooxda Al Shabaab qarax xooggan ku […]
Madaxweyne Xasan oo lagu dhaliilay ka qeyb galka Shirar ka hooseeya maqaamkiisa
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku sugan waddamo kuyaalla Qaarada Yurub, waxa uuna halkaasi uga qeyb galay shirar dhowr […]
Nin madax xanuun joogta ah ka cabanayay oo xaalad layaab ku noqotay loo sheegay !
Nin 52-sanno jir ah oo u dhashay dalka Mareykanka oo si joogta ah uga cabanayay xaalad madax xanuun ah oo […]
Nin kamid ahaa burcad-badeedii Afduubka ka qaadatay Markabka MV Abdullahi oo la qabtay
Ciidanka booliska maamulka Puntland ayaa gacanta kusoo dhigay nin ku eedeysan inuu ka mid ahaa […]
Madaxweyne Biixi oo sheegay in Somaliland dooneyso aqoonsi Itoobiyana rabto Bad
Madaxweynaha maamulka Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in Somaliland u halgamayso xaqiijinta madax-bannaanida iyo aqoonsiga maamulkiisa, sida dal […]
Saraakiil Soomaaliyeed oo xaflad qalinjebin ah loogu qabtay dalka Rwanda (Sawirro)
Dalka Rwanda waxaa daraasad waxbarasho kusoo gabagabeeyay saraakiil katirsan ciidamka booliiska Soomaaliya, kuwaa oo muddooyinkii […]