Dowladda Itoobiya ayaa ku adkeesaneysa in ay fulineyso heshiiskii ay horey u wada saxiixdeen Madaxweynaha Somaliland iyo Ra’isul Wasaaraha Itoobiya […]
Category: Wararka Maanta
Ciidanka Gorgor oo howlgal sifeyn ah ka wada degmada Ruun-nirgood iyo duleedkeeda(Sawirro)
Ciidanka kumaandooska Gorgor ee xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa gudaha iyo daafaha degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeellaha Dhexe ka wada howlgal […]
Iran iyo Sweden oo maxaabiis is dhaafsaday iyo dowlad Carbeed oo dhax dhaxaadisay
Dowladaha Sweden iyo Iran ayaa Sabtidi shalay is-dhaafsaday maxaabiis ay muddo sannado ah kala hayeen, kaddib markii dhax dhaxaadin guuleesatay […]
DFS oo shaacisay in farriimaha ka imaanaya dowladda Itoobiya yihiin riyo maalmeed
Dowladda Soomaaliya ayaa si adag uga hadashay farriimo muddooyinkii dambe kasoo yeerayay wasiirro katirsan xukuumadda Itoobiya, kuwaa oo sheegayay in […]
Muhaajiriinta Sharci la’aanta ugu noolaa Maraykanka oo loo sameeyay Ballanqaadyo ka farxiyay
Maamulka Madaxweyne Joe Biden ayaa la sheegay inay ku dhawaaqi doonaan Qorshooyin mid ka mid […]
Madaxweyne Biixi oo kormeer ku tagay Dhismaha Cusub ee Madxafka Qaranka (Sawirro)
Madaxweynaha maamulka Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kormeer shaqo ku tegay dhismaha cusub ee loo bineeyey madxafka Qaranka oo […]
Madaxweyne Xassan Shiikh oo Ankara kula tukaday ciida Madax Turki ah (Sawirro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo ku jooga dalka Turkiga […]
(Sawirro) Sida maanta looga ciiday Magaalada Jowhar iyo Cali Guudlaawe oo..
Previous article(Daawo Sawirro) Qoorqoor oo la ciiday shacabka […]
Madaxweyne Xasan iyo Madax kale oo reer Galbeed ah oo ka qeyb galaya shirka khariidada Nabadda ee Ukraine
Wakaallada Wararka ee Associated Press ayaa soo tebisay in Madaxweynayaasha dalalka Somalia, Kenya, Ivory Coast iyo Ecuador ku biiri doonaan […]
Askar katirsan ciidanka Booliiska oo xifdisay Qur’aanka Kariimka oo la dalacsiiyay (Sawirro)
Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa dallacsiiyay tiro askar ah oo katirsan ciidanka booliiska , kuwaa oo la sheegay in ay […]