Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo galabta gaarey magaalada Nairobi ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Kenya […]
Author: allbanaadirmedia
(Sawirro) Madaxweyne Deni oo bilad sharaf gudoonsiiyey danjire Catriona Laing
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa Qasriga Madaxtooyada […]
Ciidamada Israel oo helay Meydadka 3 ka mid ah dadkii lagu heystay Gaza
Milateriga Israa’iil ayaa ku dhawaaqay Jimcihii inay soo saareen meydadka saddex qof oo ka mid ahaa dadkii afduub ahaanta loogu […]
Geeddi socodka dhamaystirka Dastuurka oo dib loo bilaabay (Shan cutub oo Miiska saaran)
Guddiga Madaxa-banaan ee dib-u-eegista iyo hirgelinta dastuurka ayaa yeeshay kulan shaqo oo ay ka soo qeyb-galeen dhammaan xubnaha guddiga. Kulankan […]
Muuse Biixi: “Somalia haddii ay Nukliyer haysato wey ku dhufan lahayd Somaliland”
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbad uu ka jeediyey xuska munaasabadda 18-ka May ka […]
Labo wiil oo walaalo ah oo 12 il-biriqsi ku dhacay lacag dhan 25 malyan oo doollar
Labo wiil oo walaalo ah oo wax ka baranayay mid ka mid ah jaamacadaha ugu caansan Mareykanka ayaa lagu eedeeyay […]
Shir u dhaxeeya dowladda Federaalka iyo Dowlad goboleedyada oo ka furmaya Dhuusomareeb(Sawirro)
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo wafdi uu hoggaaminayo […]
Madaxweyne Xasan oo u ambo baxay dalka Kenya iyo Xog ku aadan Ujeedka safarkiisa
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambo baxay magaalada […]
Madaxweyne Deni oo ka hadlay sida Puntland u aragto qodobadii kasoo baxay Shirka Golaha Wadatashiga
Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdulaahi ayaa maanta ka hadlay war-murtiyeedkii shalay kasoo baxay shirka golaha wadatashiga ee lagu soo gebogabeeyey […]
Xukun lagu riday nin Sabab layaab leh Muqdisho ugu dilay nin Shacab ahaa
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun dil ah ku riday Daa’uud Bashiir Colow oo […]