Previous articleMUQDISHO: Ciidanka NISA oo dil iyo dhaawac […]
ALLBANAADIR
Maxay tahay warqada sirta ah oo Raisul Wasaraha Israel Netanyahu u diray Qatar?
Wargeyska Israa’iil ee Ynet, ayaa sida ay ka soo xigatay Al-jazeera wuxuu soo bandhigay warqad sir ah oo Ra’iisul wasaaraha […]
Ra’isul Wasaare Xamse Barre iyo wafdi la socday oo si weyn loogu soo dhaweeyay Nairobi (Sawirro)
-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo, ayaa gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda […]
Madaxweyne Deni oo arrimo Muhiim ah kala hadlay Étienne Peterschmitt (Daawo Sawirro)
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Hay’adda Cuntada iyo Beeraha Adduunka (FAO) ee […]
Mid kamid ah Lataliyaasha Madaxweyne Xasan oo Xukuumadda Xamse tilmaan xun ka bixiyay
Dowladda uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud hoggaamiyo ayaa la kulmeysa dhaleeceyn xooggan oo kaga imaaneysa siyaasiyiinta mucaaradka, bulshada Soomaaliyeed, kuwaa […]
Soomaaliya iyo Kenya oo maanta kala saxiixanaya heshiisyo labada dal muhiim u ah (Akhriso)
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi wasiirro ah oo la socda ayaa maanta gaaray magaalada Nairobi ee aasimadda dalka […]
Xamaas oo weerar ku dishay Askar badan oo Israel ah iyo fashil ku yimid Wadahadalo socday
Ururka Xamaas ee dagaalka adag kula jira ciidamada Israel ayaa qaaday weerar uu khasaaro xooggan kasoo gaaray askarta Israel, ee […]
Diyaaradaha Dagaalka Maraykanka oo loo daabulayo Qatar, kadib, Xayiraadii Imaaraadka
Sida uu daabacay Wargeyska The Wall Street Journal (WSJ), Maraykanka waxay bilaabeen inay diyaaradaha dagaalka, darooniska iyo diyaaradaha kale kala […]
Ismail Haniyeh oo Shuruudo adag ku xiray heshiis xabbad-joojin ah ay la galaan Israel
Waxaa marar badan fashilmay heshiisyo xabbad-joojin ah oo la doonayay in la dhax dhigo xooggaga jihaadiga ah ee Xamaas iyo […]
Maraakiibta Dagaalka ee Ciidamada Turkiga oo looga digay in ay tagaan Xeebaha Somaliland
Maamulka Somaliland ayaa si adag uga hadlay heshiiskii dhinaca ilaalinta xeebaha Soomaaliya ay dhawaan gaareen dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Turkiga […]