Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Itoobiya Danjire Taye Atske-Selassie,, ayaa kulan la yeeshay Marwo Catriona Laing, Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha […]
Category: Wararka Maanta
Madaxweyne Guudlaawe iyo Mike Nithavrianakis oo arrimo muhiim ah kawada hadlay (Sawirro)
Madaxweynaha Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Muqdisho […]
Madaxweyne Xasan oo ballanqaaday in ay xoogga saarayaan ilaalinta xuquuqda Shaqaalaha
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabadda maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1-da May awgeed, […]
UK oo shaqsigii ugu horreeyay oo magangelyo-doon ahaa u musaafurisay dal kuyaalla Afrika
Markii u horeysay, Dowladda Britain waxay Isniintii la soo dhaafay ay Muhaajirkii u horeysay u dhoofisay Caasimada dalka Rwanda 🇷🇼 […]
Diyaarad dagaal oo Mareykanka leeyahay oo bur burtay iyo khasaaro ka dhashay
Diyaarad nuuca dagaalka ah oo ay leeyihiin milatariga dalka Mareykanka ayaa shalay galab oo Talaado […]
Afhayeenka Baarlamaanka Uganda iyo labo Xildhibaan oo kale oo cunaqabateyn la saaray
Dowladda Ingiriiska ayaa cunaqabateyn dhinaca safarka iyo dhaqaalaha kusoo rogtay afhayeenka Baarlamaanka dalka Uganda, Anita […]
(Sawirro) Sarkaal ka tirsan Sirdoonka Al-shabaab oo u gacan galay Macawisley
Ciidamada degaanka ee koonfurta gobolka Mudug ayaa maanta gacanta ku dhigay nin la sheegay inuu […]
(Sawirro) Toogasho lagu laayey saraakiil Boolis oo ka dhacday Mareykanka
Previous articleFasax maalin ah oo la siiyey Shaqaalaha […]
Madasha Iskaashiga Carabta & Aasiya oo ka hor yimid heshiiskii Itoobiya & Somaliland
Kalfadhigii 3-aad ee Madasha Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Carabta, dalalka Bartamaha Aasiya iyo Jamhuuriyadda Azerbaijan ayaa maanta lagu soo gaba-gebeeyey magaalada […]
Golaha amaanka ee QM oo dib u dhigay dacwad Sudan ka gudbisay Imaaraadka
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay waxay dib u dhigeen dacwad ay Suudaan ka gudbisay dowlada […]