Skip to content
Allbanaadir.com | Warar Sugan | Xigasho Iyo Xaqiiq ku Salaysan | Waa Astaanta Allbanaadir Media
MENU
  • HOME
  • Wararka Maanta
Homepage / Wararka Maanta

Category: Wararka Maanta

Faah-faahinta dagaal xooggan oo ka dhacay DIINSOOR

By AdminPosted on May 29, 2023

Diinsoor (Allbanaadir Media) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xooggan oo ciidamada dowladda Ethiopia ee kamid ah howl-galka […]

Golaha Wadatashiga Qaran oo ka heshiiyay ‘marxaladda ka dambeysa’ deyn cafinta

By AdminPosted on May 29, 2023

Muqdisho (Allbanaadir Media) – Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee habeen hore magaalada Muqdisho lagu soo geba-gebeeyey, ayaa qoddobada heshiiska looga […]

Shariif, Kheyre, Gaas iyo madax kale oo horyimid heshiiskii golaha wadatashiga

By AdminPosted on May 29, 2023

Muqdisho (Allbanaadir Media) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed iyo madax hore oo ay kamid yihiin Xasan Cali […]

Ciidamada Uganda oo dad isku QOYS ahaa ku laayay Gobolka Shabeellaha Hoose

By AdminPosted on May 29, 2023

Muqdisho (Allbanaadir Media) – Ciidanka Militariga Uganda ee qaybta ka ah Hawlgalka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee ATMIS ayaa gelinkii […]

FARMAAJO oo caddeeyay mowqifkiisa ku aadan heshiiskii Golaha Wadatashiga

By AdminPosted on May 29, 2023

Muqdisho (Allbanaadir Media) –  Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo war qoraal ah soo saaary ayaa […]

Tareenka wuu soconayaa, cid hor istaagi kartana ma jirto

By AdminPosted on May 29, 2023

Muqdisho (Allbanaadir Media) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo haatan ku sugan magaalada Muqdisho ayaa […]

Muxuu R/W Xamza ka yiri qorshaha lagu baabi’inayo xilkiisa?

By AdminPosted on May 29, 2023

Muqdisho (Allbanaadir Media) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo xalay khudbad ka jeediyay munaasabad ka dhacday […]

Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Xasan iyo hoggaanka SSC? + Sawirro

By AdminPosted on May 29, 2023

Cabdiweli Gaas oo laba arrin darteed uga horyimid heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran

By AdminPosted on May 29, 2023

Muqdisho (Allbanaadir Media) – Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedyada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ku biiray siyaasiyiinta sida […]

Odowaa iyo Biixi oo saraakiil Mareykan ah geeyay GALCAD

By AdminPosted on May 29, 2023

Galcad (Allbanaadir Media) – Taliyaha ciidanka xoogga dalka iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray degmada Galcad ee gobolka Galgaduud. Taliye […]

  • 1
  • 2
  • 3
  • 4
  • …
  • 59
Allbanaadir Media