Skip to content
Allbanaadir.com | Warar Sugan | Xigasho Iyo Xaqiiq ku Salaysan | Waa Astaanta Allbanaadir Media
MENU
  • HOME
  • Wararka Maanta
Homepage / Wararka Maanta

Category: Wararka Maanta

Ciidanka ATMIS iyo kuwa DF oo howlgal culus ka fuliyay Shabeellaha Dhexe

By AdminPosted on June 1, 2023

Balcad (Allbanaadir Media) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay maanyta ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo […]

Al-Shabaab oo xaalad ka abuuray waddada Jowhar iyo Muqdisho

By AdminPosted on June 1, 2023

Jowhar (Allbanaadir Media) – Maleeshiyada Al Shabaab ayaa xaalad amni darro ka abuuray waddada xiriirisa Magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar, ka […]

Wararkii ugu dambeeyey qorshaha xasilinta Muqdisho

By AdminPosted on June 1, 2023

Muqdisho (Allbanaadir Media) – Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shalay Aqalka dowladda […]

Cumar Cabdirashiid oo dalab xasaasi ah u diray guddoonka baarlamanka

By AdminPosted on June 1, 2023

Muqdisho (Allbanaadir Media) – Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaa’arke oo wareysi gaar ah siiyay Telefishinka […]

Khadar Faroole oo xog ka bixiyay arrintii lagu sameeyay

By AdminPosted on June 1, 2023

Garoowe (Allbanaadir Media) – Wiilka uu dhalay madaxweynihii hore ee maamulka Puntland, Khadar Cabdiraxmaan Faroole, sidoo kalena haatan ah ergeyga […]

Golaha wasiirada oo shaaciyay go’aan la xiriira heshiiskii Golaha Wadatashiga

By AdminPosted on June 1, 2023

Muqdisho (Allbanaadir Media) – Golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay xarunta Villa Soomaaliya ee […]

Wararkii ugu dambeeyay madaafiic lagu garaacay Laascaanood + Khasaaraha

By AdminPosted on June 1, 2023

Laascaanood (Allbanaadir Media) – Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar loo adeegsaday madaafiic oo ay maanta ciidamada milatariga Somaliland […]

Al-Shabaab oo mar kale weerar ku qaaday xero ay leeyihiin ciidanka ATMIS

By AdminPosted on June 1, 2023

Qoryooley (Allbanaadir Media) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in mar kale ay Al-Shabaab xalay fiidkii […]

Muxuu Madaale kusoo arkay degmooyinka bari ee gobolka Banaadir?

By AdminPosted on June 1, 2023

Muqdisho (Allbanaadir Media) – Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna Duqa magaalada Muqdisho ayaa xalay u kuur-galay xaaladda saddex degmo oo […]

Xiisadda Mareykanka iyo Shiinaha oo kasii dartay

By AdminPosted on June 1, 2023

Washington (Allbanaadir Media) – Saraakiisha difaaca ee Maraykanka ayaa ka digaya “sare u kac ballaadhan” oo ku yimi daandaansi ay […]

  • 1
  • 2
  • 3
  • 4
  • 5
  • …
  • 65
Allbanaadir Media