Muqdisho (Wararka Maanta) – Agaasimihii hore ee warfaafinta ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Weriye Cali Nuur Salaad ayaa maanta laga […]
ALLBANAADIR
Baarlamanka Turkey oo ansixiyey mooshin ciidamo loogu soo dirayo Soomaaliya
Ankara (Wararka Maanta) – Baarlamanka Turkey ayaa ansixiyey mooshin madaxweyne Erdogan awood u siinaya inuu […]
Wasiirka Gaashaandhigga oo u jawaabay Sheekh SHARIIF + Video
Muqdisho (Wararka Maanta) – Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo maanta shir jaraa’id u qabtay warbaahinta ayaa u […]
Xamza oo qaaday tallaabo si weyn loo dhalleeceyay xilli uu dalka dagaal ku jiro
Muqdisho (Wararka Maanta) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cadi Barre oo maanta wareegto soo saaray ayaa qaaday tallaabo culus, […]
Maxaa kala qabsaday Aadan Madoobe iyo Xildhibaan Cabdisamad maanta?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Xildhibaannada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada […]
Ra’iisul wasaare Xamza oo magacaabay wasiiro cusub
Muqdisho (Wararka Maanta) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo goordhow soo saaray wareegto ayaa magacaabay 4 […]
Nin ugu sarreeya sirdoonka ITOOBIYA oo lagu dhex arkay Muqdisho
Muqdisho (Wararka Maanta) – Xildhibaan Bashiir Cabdi Ameeriko oo kamid ah Mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta shaaciyay xog xasaasi […]
Xaalad adag oo maanta ka taagan duleedka MUQDISHO
Muqdisho (Wararka Maanta) – Wararka naga soo gaaraya duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in maanta xaalad kacsanaan ah laga dareemayo deegaanka […]
Ciidanka milatariga maanta kuma jirto hal guuto oo dagaalami karto
Muqdisho (Wararka Maanta) – Madaxweynihii hore ee dalka, Sheekh Shariif Sheekh oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa ka […]
Arrin aan la fileyn oo kasoo korortay kiiska Xildhibaan Maxamed Abiib
Hargeysa (Wararka Maanta) – Xildhibaannada golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta kulan aan caadi ahayn ku yeeshay magaalada Hargeysa, kaas oo […]