Muqdisho (Wararka Maanta) – Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Muqdisho ka furay Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed, kaas oo […]
ALLBANAADIR
Mid kamid ah duuliyeyaashi hore ee Somali Airline oo geeriyooday
Ottawa (Wararka Maanta) – Allaha u naxariistee waxaa xalay dalka Canada ku geeriyooday Axmed Cilmi Guure, oo ka mid ahaa […]
Reer Muqdisho oo runta loo sheegay kadib arrin yaableh oo banaanka usoo baxday
Muqdisho (Wararka Maanta) – Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka qayn-galay kulan dood ah oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa […]
Maxay ka shaqeynayaan ciidanka Turkigu u soo dirayo Soomaaliya?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Baarlamaanka Turkiga ayaa ansixiyey mooshin ka yimid madaxweyne Erdogan, kaasoo askar milateri ah loogu daabulayo Soomaaliya […]
Ciidamada Bir-jeex oo khasaare culus gaarsiiyay Al-Shabaab
Kismaayo (Wararka Maanta) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo gelinkii dambe ee shalay ciidamada Guutada Bir-jeex […]
Turkiga oo ka fakirayo uu gudaha u galo ISRAEL
Ankara (Wararka Maanta) – Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Axaddii shalay sheegay, in laga yaabo in Turkiga uu gudaha […]
Shaqo joojin lagu sameeyey madixii ciyaaraha fudud ee Somalia oo Paris u jooga shaqo xasaasi ah
Muqdisho (Wararka Maanta) – Gudiga fulinta ee ciyaaraha fudud ayaa kulan ay yeesheen waxaa ka soo baxday in shaqo joojin […]
DF oo maxkamadeyneysa Agaasime loo heysto maal-gelinta Al-Shabaab
Muqdisho (Wararka Maanta) –Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa bilowday maxkamadeynta nin agaasime ka ahaa mid ka mid ah wasaaradaha dowlad goboleedka […]
GUUDLAAWE oo loo diiday inuu tego degmo ka tirsan Hiiraan xilli uu bareeray
Beledweyne (Wararka Maanta) – Madaxweynaha dowlad-goboleedka HirShabelle Cali Guudlaawe ayaa waxaa soo baxeysa in loo diiday inuu booqdo degmada Maxaas […]
Puntland oo soo qabatay ninka loo haysto dilka macalin reer Borama
Gaalkacyo (Wararka Maanta) – Ciidanka Booliska gobolka Mudug ayaa gacanta ku soo dhigay eedaysane loo haysto dilka macalin reer Boorama. […]