Muqdisho (Wararka Maanta) – War-murtiyeed ka soo baxay Midowga Afrika ayaa lagu sheegay in ururku […]
ALLBANAADIR
Safarkii 21-ka cisho ee Guudlaawe oo muujiyey rajada cajiibka ah ee soo kabashada dalka
Jowhar (Wararka Maanta)- 17-July-2024, Safar dhulka ah oo Muqdisho uga bilowday wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabeelle Cali Cabdullaahi […]
Maxay tahay arrinta is-burinaysa ee maanta ay ku dhowaaqday DF?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saartay go’aanno xasaasi ah oo saameynaya waxbarashada dalka. Wasaaradda waxbarashada […]
Xamza oo guddoomiyey shir aan caadi aheyn + Ujeedka (Sawirro)
Muqdisho (Wararka Maanta) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta markale guddoomiyey […]
“Wixii ay nagu hayeen bey isku hayaan”
Muqdisho (Wararka Maanta) – Agaasimihii hore ee hay’adda nabad-sugidda Soomaaliya, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa si weyn u weeraray madaxweyne […]
“Madaale ayaa fatwooday in Liido la qarxiyo oo dhahay…
Muqdisho (Wararka Maanta) – Xildhibaan Faa’iso Maxamed Jayte oo kamid ah mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya oo maanta la hadashay Wariyeyaasha […]
Ciidamo cusub oo loo diyaariyay Muqdisho kadib weerarkii Liido + Sawirro
MUQDISHO (SMN) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay ciidamo cusub oo loo diyaariyay inay sugaan amniga Muqdisho, waxaana […]
BF Soomaaliya oo buuq kadib ansixiyay sharci xasaasi ah
Muqdisho (Wararka Maanta) – Xildhibaannada Golaha Shacabka Soomaaliya oo maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee Muqdisho […]
Soomaaliya oo ka hartay loolanka kursiga Midowga Afrika
Muqdisho (Wararka Maanta) – Soomaaliya ayaa gebi ahaanba isaga hartay tartanka iyo loolanka loogu jiro kursiga Guddiga Ururka Midowga Afrika, […]
Laba wiil oo walaalo ah oo si arxan darro ah loogu dilay Galgaduud + Sababta
Cadaado (Wararka Maanta) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya fal argagax leh oo xalay ka dhacay qaybo kamid ah […]