Muqdisho (Wararka Maanta) – Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa shalay ansixiyay sharciga doorashooyinka iyo midka xisbiyada, kaasi oo billow u ah […]
ALLBANAADIR
Faah-faahinta weerar argagixiso oo lagu fishiliyay dalka…
Vienna (Wararka Maanta) – Wiil 19 jir ah oo u dhashay Austria kaasi oo loo xiray eed ah in uu […]
MUQDISHO yey dhibane u tahay – Arrimo xasaasi ah ka ogow maqaamka caasimada
HORDHAC: Qormadan waxay si gaar ah u khuseysaa maggaalada Muqdisho, (Caasimadda Soomaaliya), inkastoo aan si kooban (summary) wax uga taaban […]
Maxkamadda gobolka oo raadineysa haweenay labaad oo loo haysto dambi culus
Muqdisho (Wararka Maanta) – Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa baafineysa haweenaydii labaad oo muddo 24 saac gudahood, taasi oo loo haysto […]
Ciidanka ilaalada xeebaha Soomaaliya oo sameeyay dhoolatus cajiib ah
Muqdisho (Wararka Maanta) – Ciidanka ilaalada xeebaha Soomaaliya ayaa sameeyay dhoolatus cajiib ah, iyagoo soo bandhigay xirfad sare iyo tababar […]
A/Madoobe iyo Cabdi Xaashi oo magacaabay guddi ka shaqeynaya…
Muqdisho (Wararka Maanta) –Guddoomiyaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Madoobe iyo Cabdi Xaashi ayaa soo magacaabay […]
War ka cusub wada-hadallada Israel iyo Xamaas kadib dilkii Haniya
Gaza (Wararka Maanta) – Israel ayaa oggolaatay in 15-ka Agoosto dib loo bilaabo wadahadaladii xabad joojinta Gaza, sida ay dalbadeen […]
DF oo shaacisay in Masar ay dalbatay inay ciidamo usoo dirto Soomaaliya
Muqdisho (Wararka Maanta) – Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in Masar ay dalbatay inay ciidamo u soo dirto Soomaaliya, maadaama uu […]
DF iyo maamullada oo ku heshiiyey 5 qodob oo masiiri ah iyo Puntland oo ka maqan
Muqdisho (Wararka Maanta) – Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shirkii Wasiirada Maaliyadda ee heer Fadaraal, Heer Dowlad-Gobolood iyo […]
DF oo xog culus ka bixisay qorshaha ciidamada bedelaya ATMIS
Muqdisho (Wararka Maanta) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay qorshaha howlgalka 3-aad ee bedelaya ATMIS, kaasi oo bilowga […]