Ilaalada Kacaanka Iran ayaa uga digay Mareykanka fal kasta oo ka dhan ah Iran inay jawaab adag laga bkixin doono […]
ALLBANAADIR
Iran oo duqeysay saldhigyo ay leeyihiin ciidanka Israel & xaalada oo sii cakirmeysa
Waxaa weli socda weerarkii xalay Iran ku qaaday Israel kaasoo loo adeegsaday boqolaal dayuuradood oo Drone ah iyo gantaalo loo […]
dal carbeed oo soo riday qaar ka mid ah dayuuradihii Iran ku weerartay Israel
Dayuuradaha Jordan ayaa soo ridey daraasiin diyaaradeed oo Iran ay leedahay oo ku sii jeeday Israa’iil: Warbixin Reuters, oo soo […]
Qaraxyo isqabsaday Magaaloyin ay ku jirto Tel Aviv iyo Wararkii u dambeeyey (Sawirro)
Qaraxyo waaweyn ayaa hadda laga maqlay gudaha magaalada Qudus dhinaca ay heysato Israa’iil, warar ayaana sheegaya in gantaalladii Iiraan ay […]
Xisbullah oo ku soo biirtay dagaalka & Gantaalo ku hoobtay woqooyiga Isreal
Kooxda Xisbullah ee dalka Lubnaan ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in dagaalyahanadooda ay garaaceen tobanaan gantaal oo ah […]
DEG DEG: Iran oo gantaalo iyo dayuurado dagaal ku weerartay gudaha Israel
Iran ayaa gantaalo ku garaacday Israa’iil, marka laga reebo daraasiin diyaaradood oo aan duuliyaha lahayn, […]
Booliska Somalia oo mar kale u digay shacabka degan xerada dab damiska
Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa faray shacabka degan xerada dab damiska iney ka guuraan maadaama […]
Somalia oo ka qeyb galaysa shirka caalamiga ah ee Global Gateway for Education
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sh. Cabdulqaadir ayaa magaalada Brussels ee dalka Belgium uga qaybgalay shirka […]
Midowga Yurub oo war ka soo saaray xiisada culus ee Israel iyo Iran
Saraakiisha Yurub ayaa ka digay xiisada u dhaxeysa Israel iyo Iran iyadoo ay sii kordhayaan khalalaasaha gobolka. David Cameron, Xoghayaha […]
Dalalka Galbeedka dadkooda ku wargeliyey inay deg deg uga soo baxaan Iran
Diyaaradaha Air France iyo Austria Airlines ayaa joojiyay duulimaadyadii ay ku tagi jireen caasimadda Iran […]