Muqdisho (Wararka Maanta) – Xildhibaan Yuusuf Geelle iyo Senator Siciid Siyaad oo metelaya xildhibaanada, waxgaradka iyo guud ahaan bulshada beelaha […]
ALLBANAADIR
Lafta-gareen oo kulamo xasaasi ah ka wada ka wada magaalada Nairobi
Nairobi (Wararka Maanta) – Madaxweynaha dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayaa halkaasi […]
Xasan Sheekh oo laga lumiyay furihii baarlamaanka – Sidee wax u dhaceen?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulamadiisa loo xayiray cabsi laga qabo inay gacanta iskula tagaan […]
JABUUTI oo jawaab ka sugeysa Itoobiya xilli ay kasii dareyso xiisadda Soomaaliya
Beijing (Wararka Maanta) – Dowladda Jabuuti ayaa markale ku celisay inay doonayso in Itoobiya 100% ay maamusho dekedda Tadjoura ee […]
Lafta-gareen ma ka faa’iideysan doona fursadda ay siiyeen Xasan iyo kooxdiisa?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Xujo culus ayaa hortaalla hoggaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo madaxweynaha Soomaaliya Xasan […]
Xasan oo guddoomiyay shir xasaasi ah oo ku saabsan biyaha Soomaaliya + Sawirro
Beijing (Wararka Maanta) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir doceed muhiim ah oo ku saabsan iskaashiga dhaqaalaha […]
Golaha Wasiirada oo qaaday tallaabo cusub oo la xiriirta xiisadda Itoobiya + Sawirro
Muqdisho (Wararka Maanta) – Golaha Wasiirada Xukuuumadda Soomaaliya oo maanta shirkoodii caadiga ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa qaaday tallaabo […]
Saraakiisha ugu sarreysa ciidamada Itoobiya oo yimid Jigjiga + Ujeedka
Jigjiga (Wararka Maanta) – Dowladda Itoobiya ayaa mar kale maanta qaaday tallaabo cusub, waxayna saraakiisha ugu sarreeya ciidamada usoo dirtay […]
DF oo qaaday tallaabo ay ku yaraneyso culeys ka dhashay go’aan kasoo baxay
Muqdisho (Wararka Maanta) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaaca ka qaaday inay joojisay in canshuurta iibka laga qaado isbitaallada […]
Golaha ammaanka oo war culus soo saaray kadib guuldarrada xabbad-joojinta Gaza
Gaza ((Wararka Maanta) – Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Arbacadii muujiyay sida ay uga xun yihiin in lagu […]