Muqdisho (Wararka Maanta) – Dowladda Itoobiya ayaa ciidamo badan oo gaashaaman kusoo daabushay xadka ay la wadaagto Soomaaliya, xilli ay […]
ALLBANAADIR
Saciid DENI oo loo gudbiyay warbixin 5 qodob ka kooban – Maxaa ku qoran?
Gaalkacyo (Wararka Maanta) – Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay warbixinta shaqooyinka laga qabtay gobolka Mudug ka dhegaystay […]
Muxuu yahay heshiiska is-afgaradka ee Soomaaliya iyo Kenya ay kala saxiixdeen?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Golaha Wasiirrada ee Soomaaliya ayaa kulankoodii khamiislaha ahaa waxaa maanta ay ku meelmariyeen heshiis is-afgarad oo […]
Xildhibaannada K/Galbeed oo ka hadlay raali gelintii xildhibaanada Hawiye
Muqdisho (Wararka Maanta) – Xildhibaanada ka soo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed ayaa aqbalay raali gelin uga timid xildhibaanada beelaha Hawiye, […]
Danjire Khadiija Cosoble oo gaartay magaalada Brussels
Brussels (Wararka Maanta) – Safiirka cusub ee Wadamada la isku yiraahdo Benelux iyo Midowga Yurub Khadiija Cosoble Cali ayaa si […]
Al-Shabaab lagu beegsaday goob ay isku diyaarinayeen iyo taliska xoogga oo…
Muqdisho (Wararka Maanta) – Howlgal ka dhanka ah Khawaarijta oo Ciidamada Qaranka iyo Saaxiibada Caalamiga ay iska kaashadeen ayaa galabta […]
Xasan Sheekh oo gardarada Itoobiya ka sheegay shir xasaasi ah oo ka socda Beijing
Beijing (Wararka Maanta) – Madaxweynaha Soomalaiya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad dheer ka jeediyey shirka Shiinaha iyo Afrika ee Beijing […]
Hawiye oo arrin gelin ka bixiyey arrin ay ka caroodeen reer K/Galbeed
Muqdisho (Wararka Maanta) – Xildhibaan Yuusuf Geelle iyo Senator Siciid Siyaad oo metelaya xildhibaanada, waxgaradka iyo guud ahaan bulshada beelaha […]
Lafta-gareen oo kulamo xasaasi ah ka wada ka wada magaalada Nairobi
Nairobi (Wararka Maanta) – Madaxweynaha dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayaa halkaasi […]
Xasan Sheekh oo laga lumiyay furihii baarlamaanka – Sidee wax u dhaceen?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulamadiisa loo xayiray cabsi laga qabo inay gacanta iskula tagaan […]