Maxkamadda Caddaaladda Dunida ee Qaramada Midoobay ayaa ku amartay Israa’iil in ay si degdeg ah u joojiso hawlgalka milateri ee […]
ALLBANAADIR
Taliska Booliiska oo lagu bogaadiyay dadkii dhaqanxumada waday ay ku xir xireen Muqdisho (Sawirro)
Qaar kamid ah culimada Soomaliyeed ee ku sugan Muqdisho ayaa maanta booqdey xarunta taliska ciidanka […]
Madaxweyne Deni oo maanta Daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland (Sawirro)
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland, oo ay sannadka u fariisteen 21,801 […]
Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo ballanqaad cusub ka helay Abdullah Bin Salem (Sawirro)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya, Dr Abdullah Bin […]
Maxkamadda gobolka Banaadir oo Dambi ku weysay Koof, Cabdul iyo Muxudiin Jurus
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa goordhaw ku dhawaaqday go’aanka kiis musuqmaasuq ah oo loo heestay masuuliyiin katirsanaa dowladda Sooaaliya, kuwaa oo […]
Maxkamadda G/Banaadir oo ku dhawaaqeysa maanta go’aanka kiis musuq ah oo loo heesto Masuuliyiin baxsad ah
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta oo Sabti ah ku dhawaaqi doonta go’aanka dacwad loo heysto […]
Cabsi lasoo daristay dadka baraha bulshada Isticmaala ee jooga Muqdisho iyo Tv-yada oo…
Ciidamada booliiska ee ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa bilaabay in ay xir xiraan qaar kamid ah dadka sida khaldan u […]
Taliyaha Booliiska oo shaaciyay in la xiri doono qof kasta oo Aflagaado iyo xadgudub geesta
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya Sulub Axmed Firin oo warbaahinta kula hadlay Muqdisho, ayaa faah faahin ka bixiyay howlgalka cusub ee […]
Armenia oo afar tuulo ku wareejisay dalka colaada kala dhaxeeyay ee Azerbaijan kaddib markii…
Dowladda Armenia ayaa shalay oo Jimco aheyd si rasmi ah ugu wareejisay dalka colaada kala dhaxeeyay ee Azerbaijan afar tuulo […]
Meydadka Israa’iiliyiin u afduubnaa kooxda Xamaas oo magaalada Qasa laga helay
Ciidamada Israa’iil ayaa magaalada Qasa ee dhulka Falastiin ka helay meydadka saddex qof oo kamid ahaa dadkii u afduubnaa kooxda […]