Muqdisho (Wararka Maanta) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo xalay casho sharaf ku maamuusay culumaa’udiinka ka qayb-galay shirweynaha labaad ee […]
ALLBANAADIR
Mareykanka iyo Ruushka oo sameeyay arrin taariikhi ah – Maxay tahay?
Moscow (Wararka Maanta) – Maraykanka iyo Ruushka ayaa is-weydaarsaday in ka badan 20 maxbuus oo ay iska kala hayeen qaarkoodna […]
“Ismaaciil Haniya markuu arkay calanka Soomaaliya waa noo yimid wajiga ayuu naga dhunkaday”
Muqdisho (Wararka Maanta) – Wasiirkii hore ee wasaaradda macdanta iyo batroolka ee dowlad goboleedka Galmudug Cabdulqaadir Maxamed Siciid (Jantalmaan) ayaa […]
Xasan Sheekh oo arrimo xasaasi ah kala hadlay waxgaradka Beesha Karanle
Muqdisho (Wararka Maanta) – Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaiya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada ku qaabilay waxgaradka Beesha Karanle oo […]
RW Xamsa oo soo xiray shirkii culimada Soomaaliyeed iyo bayaan ka soo baxay
Muqdisho (Wararka Maanta) – Shirwrynaha 2-aad ee Culimada Soomaaliyeed ayaa lagu soo gabagabeeyey magaalada Muqdisho, kaasi oo socday muddo afar […]
Xil wareejin maanta ka dhacday xarunta wasaaradda difaaca
Muqdisho (Wararka Maanta) – Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta munaasabad ka […]
Sawirro: Xil wareejin maanta ka dhacday xarunta wasaaradda gaashaandhiga
Muqdisho (Wararka Maanta) – Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta munaasabad ka dhacday xarunta wasaaradda difaaca dalka […]
Waa kuma ninka loo saadaaliyo inuu beddelo Haniya ee geerida ka badbaaday?
Tehran (Wararka Maanta) — Dhaqdhaqaaqa hubaysan ee Xamaas ayaa waayay hoggaamiyahoodii garabka siyaasadda Ismaaciil Haniyah kaas oo ku dhintay gantaal […]
Maxaa ka jira inuu Xasan dhisanayo ciidan gaar ah uuna hubeynayo beel gaar ah?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Muddo sanad ku dhow waxaa la hadal-hayay inuu madaxweyne Xasan Sheekh u jiheystay dhismaha ciidan beeleed […]
21 sano kadib raggii loo haystay weeraradii Sept. 11 oo heshiis la gaaray Mareykanka
Washington (Wararka Maanta) – Ninka lagu eedeeyay inuu maleegayay weeraradii Maraykanka lagu qaaday bishii September 11-keedii ee sannadkii 2001, Khalid […]