Washington (Wararka Maanta) – Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Anthony Blinken ayaa xulafadiisa G7 ku wargeliyay in Washington ay rumaysan […]
ALLBANAADIR
Israel oo Gaza ku celisay meydadkii ugu badnaa iyo shaki xooggan oo dul hoganaya
Gaza (Wararka Maanta) – Israa’iil ayaa dib u celisay maydadka in ka badan 80 Falastiiniyiin ah oo ay ku dishay […]
Cabdiraxmaan oo sharaxay halistii uu galay isagoo badbaadinaya wiil dhaawac ah
Muqdisho (Wararka Maanta) – Cabdiraxmaan Raage oo ahaa wiilkii baraha bulshada lagu faafiyey isagoo badbaadinaya wiil kale oo dhaawac ah […]
Labo nin oo lagu toogtay Kismaayo, kadib fakashadii 4 nin oo Shabaab ah
Kismaayo (Wararka Maanta) – Maxkamadda Ciidamada Jubbaland ayaa galabta toogatay labo nin oo horay u geystay dilal, kuwaas oo bilowgii […]
Ciidankii Ahlusunna oo gadooday kadib tallaabo ay qaaday DF
Huurshe (Wararka Maanta) – Ciidamo gadoodsan oo ka tirsan militeriga Soomaaliya ayaa maanta gaaray deegaanka Huurshe ee waqooyiga gobolka Galgaduud, […]
Caro xooggan oo ka dhalatay tallaabo ay qaaday dowladda kadib weerarkii LIIDO
Muqdisho (Wararka Maanta) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maalin uun kadib qaraxii xeebta Liido ku dhowaaqday qaaran aruurin, ayada oo […]
R/wasaaraha Bangladesh oo is-casishay kadibna dalka ka baxday + Sababta
Dhaka (Wararka Maanta) – Raiisal Wasaaraha Bangladesh Sheikh Hasina ayaa is-casishay, waxayna ka carartay dalkeeda. Tallaabadan ayey Hasina ku dhaqaaqday […]
Laba qodob oo luf-luf siyaasaddeed aysan ka dhex raadin karan mucaaradka Xasan
Muqdisho (Wararka Maanta) – Argagixisada waxay dishay in ka badan 30 qof oo shacab ah, waxayna dhaawaceen illaa 200 oo […]
Wararkii ugu dambeeyay ee dibad-baxayaal caraysan oo weeraray masaajido ku yaal UK
London (Wararka Maanta) – Tirada dadka loo xiray rabshadaha ka dhanka ah socdaalka ee ka socda guud ahaan England iyo […]
Cabdiladiif Sanyare oo war culus kasoo saaray Shabaabkii ka baxsaday xabsiga Gaalkacyo
Gaalkacyo (Wararka Maanta) – Xildhibaan Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya oo qoraal kooban soo saaray […]