Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan, ayaa maanta oo Arbaco ah baaq ka dhan ah xasuuqa ciidamada maamulka Isreal ka […]
ALLBANAADIR
Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo arrimo muhiim ah kala hadlay Safiirka dalka Kenya u jooga Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha dowladda Kenya u fadhiya Soomaaliya, […]
Shir u dhaxeeya dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada oo ka furmay Dhuusomareeb (Sawirro)
Shirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradaha Kalluumeysiga Dowladaha Xubanaha ka ah Dowladda Federaalka […]
Madaxweyne Xasan Sheekh oo si weyn ugu Mahadceliyay Bangiga Horumarinta Afrika
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgalay shirka sanadeedka Madaxweynayaasha Afrika iyo madaxda […]
Duqa Muqdisho oo si rasmi ah ugu wareejiyay qorshe qoran Oumar Sylla (Sawirro)
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka dowladda […]
Soomaaliya oo Nairobi uga qeyb gashay Shir diirada lagu saaray saddex qodob oo Muhiim ah (Sawirro)
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa ka qeybgalay […]
Madaxweyne Guudlaawe oo fariin Hanjabaad ah loo diray xilli uu ku sugan yahay Hiiraan
Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa shalay gaaray degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan, kaddib safar […]
Dekaddii macmalka ahayd ee uu Mareykanka ka dhisay Gaza oo burburtay! (Sawirro)
Xaalad kale oo adag ayaa lasoo daristay dadka ku dhibaateysan magaalada la go’doomiyay ee Gaza, waxaana hadda bur burtay oo […]
CNN oo sheegtay in duqeyntii lagu hoobtay ee ka dhacday Rafax loo adeegsaday..
Hub uu sameeyay Mareykanka ayaa loo adeegsaday weerar dhimasho badan dhaliyay oo ay Israa’iil ku qaaday xero ay ku nool […]
Dalal hor leh oo shaaciyey iney aqoonsi buuxa siinayaan dowlada Falastiin
Ra’iisul Wasaaraha dalka Slovenia , Robert Golob ayaa ku dhawaaqay inay Khamiista toddobaadkan u gudbinayaan Baarlamaanka dalkaa go’aanka ay Slovenia […]