Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa kulan la qaatay […]
ALLBANAADIR
Xubno katirsan Qoyska Ismaaciil Haniyah oo lagu dilay weerar Ciidamada Israel geesteen
Ciidamada Israel ayaa la sheegay weerar dhinaca cirka ah oo aroornimadii maanta ka fuliyeen magaalada […]
Kenya oo ciidamo booliis ah u dirtay Dal ka baxsan Qaarada Afrika oo amni darro ka jirto
Dowladda Kenya ayaa ciidamo booliis nabbad ilaalin ah qeybtii ugu horreysay u dirtay dalka xasaradaha […]
Shabakad ka shaqeeneysay tahriibinta Dhallinyarada Soomaaliyeed oo gacanta lagu dhigay
Ciidanka Booliska Puntland iyo Booliska Dowlad degaanka Soomaalida DDS oo is kaashanaya ayaa gacanta ku […]
Maxay tahay taageerada Dowlada Somalia weydiisatay Imaaraadka Carabta?
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Masiibooyinka Qaranka Mahamuud Moallim Abdulle ayaa la kulmay Safiirka Dowladda Iskutagga Imaaraatka […]
Dilal argagax leh: Nin caawa Muqdisho ku dilay hooyadiis iyo abtigiis
Nin dhallinyaro ah ayaa caawa magaalada Muqdisho ka geystay dil argagax leh ka dib markii uu nafta dhaafiyey hooyadiis iyo […]
Somalia oo warbixin xasaasi ah ka jeedisay fadhiga Golaha amaanka ee QM
Wakiilka joogtada ah ee Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Danjire Abuukar Cusmaan oo maanta khudbad ka jeediyay golaha ammaanka ee […]
Booliska Muqdisho oo War ka soo saaray nin caawa dilay hooyadii & abtigiis
Ciidanka Boliiska Gobolka Banaadir aya soo bandhigay gacan ku dhiigle caawa dilay Hooyadii dhashay iyo […]
Wasaarada Waxbarashada Somalia oo war ka soo saartay isku dhicii Booliska & ardayda
Wasaarada Waxbarashada DF ayaa war ka soo saratay isku dhac rabshado saaka dhexmaray ciidamada ammaanka gaar ahaan booliiska ilaalinaya imtixaanka […]
Puntland oo labgu wareejiyay baabuur loogu tala galay in bulshada loogu adeego (Sawirro)
Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa ka qeybgalay munaasabad ay Wasaaradda Caafimaadku kula […]