Dowlada Somalia oo dacwad ku soo oogtay Shirkadda Automative Management Service

Posted on




Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Shirkadda Automative Management Service ka dib markii uu dacwad ka soo gudbiyay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka.

Shirkadda ayaa loo heysto dembiyo ay ka mid yihiin iney bixin weysay canshuurtii ku waajibtay,  iyo qabashada howlo sharci daro ah sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay maxkamada gobolka Banaadir

HOOS KA DAAWO QORAALKA




Source link