DF oo 3 bilood dib u dhigtay dhaqangalka go’aan horey uga soo baxay (Sababta)

Posted on




Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada ee Xukuumada federaalka Somalia ayaa war cusub kasoo saartay Dhaqangalinta wareegtada joojinta Bacaha fudud ee halka mar la isticmaalo oo ku ekeyd 30ka Bishan Juun.

Qoraal ka soo baxay Wasaarada ayaa lagu sheegay in dhaqangalka amarkaas dib loo dhigay muddo saddex bilood ah sababo la xiriira codsi ka yimid ganacsatada Soomaaliyeed.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA WASAARADA




Source link