Muqdisho (Wararka Maanta) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in ay deeq waxbarasho siineyso ardayda dhalasho ahaan kasoo jeeda dalka […]
Category: Wararka Maanta
Canada oo ceyrisat diblumaasiyiin sare oo Hindi ah + Sababta
Ottawa (Wararka Maanta) – Canada ayaa Isniinti shalay ceyrisay lix diblamaasi oo uu ku jiro […]
DF Soomaaliya oo amar culus ku soo rogtay dekedaha dalka
Muqdisho (Wararka Maanta) – Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS ayaa mamnuucday in dhammaan dekadaha dalka laga soo dejiyo bacaha […]
Laftagareen oo amray in aan la’aasin sarkaalkii la dilay iyo ilaaladiisa kiis adagna ku furay DF
Afgooye (Wararka Maanta) – Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa la kulmay xubno kamid ah maamulka degmada Afgooye, wuxuuna kala […]
Xiisadda XUDUR oo cirka isku shareertay kadib tallaabadii maamulka K/Galbeed
Baydhabo (Wararka Maanta) – Xiisadda u dhaxeysa maamulka degmada Xudur iyo maamulka Koonfur Galbeed ayaa cirka isku sii shareertay kadib […]
Lafta-gareen ‘oo si fudud isku baray’ dadkii ku jahwareersana siyaasaddiisa kadib markii…
Muqdisho (Wararka Maanta) – Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen wuxuu dhowrkii billood ee lasoo dhaafay u sheegayay saaxiibadiisa […]
Nätcasino i Sverige, Uppräkning gällande Pirots 3 free play samtliga casinon på webben
Content Megaslot Casino – Ultimat Utländska Casinot just nu | Pirots 3 free play Vanliga frågor försåvit casino online Ringa […]
Danske Casino Sider Sugar Rush 1000 Bedste operatører som kategorien tilslutte casino
Content Danske Mike: – Udstrakt finder civile fuldkommen splittet med hensyn til – Sugar Rush 1000 Udpege idræt Forudsat danske […]
Heshiis laga gaaray khilaafkii Cabdi Xaashi iyo Saalax ee kursiga Aqalka Sare
Muqdisho (Wararka Maanta) – Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi iyo Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Sen. Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta si […]
Muxuu yahay shirka uu maanta R/W Xamza ka furay Muqdisho? + Sawirro
Muqdisho (Wararka Maanta) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u furay shirka 7-aad ee […]