Tel Aviv (Wararka Maanta) – Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Antony Blinken ayaa lagu wadaa inuu maanta oo Axad ah […]
Category: Wararka Maanta
Canshuurta iibka oo maanta si rasmi ah uga dhaqan-gashay Muqdisho xilli laga gadooday
Muqdisho (Wararka Maanta) – Waxaa maanta si rasmi ah dalka uga hirgashay qaadista canshuurta gadista ee loo yaqaano (VAT). Canshuurtan […]
Amar kasoo baxay madaxda dalka oo ka dhaqan-galay Boondheere
Muqdisho (Wararka Maanta) – Waxaa xalay degmada Boondheere ka dhaqan-galay amar kasoo baxay madaxda sare ee dalka, kaas oo ku […]
Afhayeenka BOOLISKA oo raalli-gelin ka bixiyay gefkii uu gaystay
Muqdisho (Wararka Maanta) – Afhayeenka Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Cabdifitaax Aada Xasan oo soo saaray warsaxaafadeed ayaa raalligelin buuxda ka bixiyay […]
Howlgal khasaare culus lagu gaarsiiyay Al-Shabaab oo aka dhacay BAAY + Sawirro
Buurhakaba (Wararka Maanta) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in maanta howlgal […]
Xogta kulankii ganacsatada iyo DF ee xalay ka dhacay Villa Soomaaliya
Muqdisho (Wararka Maanta) – Macaluumaad dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa kulan gaar ah oo u dhexeeyay dowladda Soomaaliya iyo […]
Suuqa wayn ee Bakaaraha oo maanta xiray + Sawirro
Muqdisho (Wararka Maanta) – Waxaa gebi ahaan albaabada la’isugu soo laabay ganacsiyadii suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, sababo la xiriira […]
Xasan Sheekh oo shaaciyey is-bedel ku yimid dagaalka Al-Shabaab
Muqdisho (Wararka Maanta) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa qeyb ka mid ah khudbad dheer oo uu jeediyey […]
Ku dhowaad 100 qof oo lagu dilay SUDAN
Khartoum (Wararka Maanta) – Millatariga Sudan iyo dad goob-joogayaal ah ayaa Sabtidi sheegay, in malleeshiyo ka tirsan xoogagga dagaalka kula […]
Madaxweyne Xasan oo shaaciyey dadka laga qaadayo canshuurta cusub
Muqdisho (Wararka Maanta) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qeyb ka mid ah khudbadiisa uga hadlay cidda ay ku […]