Muqdisho (Wararka Maanta) – Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Imaan Cige oo Wariyeyaasha u qabtay shir jaraa’id ayaa ka warbixiyay shir […]
Category: Wararka Maanta
DF oo soo saartay hab raac wax ka bedelaya qiimihii laysanka darawalada
Muqdisho (Wararka Maanta) – Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS ayaa soo saartay Habraac cusub oo wax badan ka badalaya […]
Muuse Biixi oo ku dhawaaqay inay dagaal ku raadinayaan aqoonsiga Somaliland
Hargeysa (Wararka Maanta) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta gaaray furimaha dagaalka ee xiga dhanka deegaanada SSC Khaatumo, […]
DF oo xal kama dambeys ah ka soo saartay cabashadii Bajaaj-leyda
Muqdisho (Wararka Maanta) – Kulan ay maanta yeesheen maamulka Gobolka Banaadir, Wasaaradda Gaadiidka iyo tan Maaliyadda ayaa lagu fududeeyey habraacyada […]
Xogta $6 Milyan oo Saciid DENI uu ka qaatay DF xilli uu halkiisi yahay khilaafka
Muqdisho (Wararka Maanta) – Maamulka Puntland ee uu hoggaamiyo Saciid Cabdullaahi Deni ayaa lacag ka badan $6 Milyan oo dollar […]
Fal-celin xooggan oo ka dhalatay go’aanka ay maanta DF ka dhaqan-gelisay Muqdisho
Muqdisho (Wararka Maanta) – Waxaa maanta dalka si rasmi ah uga hirgashay qaadista canshuurta gadista ee loo yaqaano (VAT), taas […]
Xogta kulan dhex-maray Wasiir Fiqi iyo danjireyaashii u badnaa + Sawirro
Muqdisho (Wararka Maanta) – Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta kulan muhiim ahla qaatay […]
Maxay ku dambayn doonaan wada-hadallada fashilmay ee ANKARA?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Wada-hadallada Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa wajahayA inay si kama dambeys ah u burburaan, kadib laba jeer […]
Blinken oo tegaya Tel Aviv, si uu Israel ugu cadaadiyo hal arrin
Tel Aviv (Wararka Maanta) – Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Antony Blinken ayaa lagu wadaa inuu maanta oo Axad ah […]
Canshuurta iibka oo maanta si rasmi ah uga dhaqan-gashay Muqdisho xilli laga gadooday
Muqdisho (Wararka Maanta) – Waxaa maanta si rasmi ah dalka uga hirgashay qaadista canshuurta gadista ee loo yaqaano (VAT). Canshuurtan […]