Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaalieed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa caasimada Yuusuf Xuseen jimcaale (Madaale) […]
Category: Wararka Maanta
Wasiirka Amniga oo arrimo muhiim ah kala hadlay Maxamed El-Amine iyo saraakiil katirsan ATMIS (Sawirro)
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay […]
Hooyo Carruur ay dhashay ku gowracday Muqdisho iyo Faah Faahino kasoo baxaya
Waxaa xalay waaxda Cumar Fiyaasko ee degmada Kaxda ka dhacday fal dad badan ka argagaxeen, […]
Madaxda DFS iyo kuwa dowlad goboleedyada oo kala shakiyay iyo Shirkii loo ballansanaa oo…
Waxaa maanta baaqday shirkii Golaha Wadatashiga Qaran uu iclaamiyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh, waxa ayna […]
Dowladda Soomaaliya oo si weyn usoo dhaweysay War-murtiyeedkii kasoo baxay Waddamada G7
War saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, ayaa lagu soo dhaweeyay war murtiyeedka ka soo baxay Shirka Wasiirrada Arrimaha […]
Qaramada Midoobay oo ku baaqday in Magdhaw la siiyo dad Afrikan ah oo si xun loola dhaqmay
Madaxa xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay, Volker Türk ayaa ku baaqay in waddamada ku lugta lahaa ay qaadaan tillaabooyin la […]
Waddamada G7 oo boggaadiyay horumarada Dowdda Soomaaliya ku tallaabsatay
Wasiiradda Arrimaha Dibadda ee Wadamada G7 ee Kanada, faransiiska, Jarmalka, Talyaaniga Jaban, Boqortooyada UK Maraykanka […]
Shirkii uu ku baaqay Madaxweyne Xasan oo baaqday iyo Xukuumadda oo ka hadashay
Shirkii golaha Wadatashiga Qaran ee Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ku baaqay in beri oo […]
Gabar ay dhashay Ilhan Cumar oo Mareykanka lagu xiray iyo Sababta oo la ogaaday
Arday badan oo wax ka dhigata Jaamacadda Columbia ee kutaalla magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa la xir xiray, […]
Wasiirka Maaliyadda oo Arrimo Soomaaliya dan u ah kala hadlay madax kala duwan
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan Magaalada Washington ee dalka Mareykanka oo uu ka socdo […]