Guddiga Doorashooyinka maamulka Somaliland ayaa maanta oo Sabti ah ku dhawaaqay jadwalka doorashada madaxtooyada iyo […]
Category: Wararka Maanta
Wasiir Cali Xoosh iyo Masuuliyiin kale oo maanta kormeer ku tagay Xarunta NIRA (Sawirro)
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Md. Cali Yuusuf Cali (Xoosh) oo ay wehliyaan masuuliyiin kale […]
Shil Gaari oo naxtin leh oo dad ku dhinteen oo goordhaw ka dhacay Muqdisho (Sawirro)
Gaari weyn oo nuuca xamuulka qaada ah ayaa goordhaw ku bareeg goostay laamiga mara dhabarka dambe ee xerada ciidamada cirka […]
Xilliga la bilaabayo howlgalka Turkiga ee qodista shidaalka dalkeenna oo la shaaciyay
Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ee dalka Türkiye, Alparslan Bayraktar oo Jimcihii shalay wareysi khaas ah siiyey Warbaahinta Turkish-ka ee […]
Shir Xasaasi ah oo looga hadlay Daadajinta Amniga Caasimadda oo Muqdisho ka dhacay ( Sawirro)
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaalieed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa caasimada Yuusuf Xuseen jimcaale (Madaale) […]
Wasiirka Amniga oo arrimo muhiim ah kala hadlay Maxamed El-Amine iyo saraakiil katirsan ATMIS (Sawirro)
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay […]
Hooyo Carruur ay dhashay ku gowracday Muqdisho iyo Faah Faahino kasoo baxaya
Waxaa xalay waaxda Cumar Fiyaasko ee degmada Kaxda ka dhacday fal dad badan ka argagaxeen, […]
Madaxda DFS iyo kuwa dowlad goboleedyada oo kala shakiyay iyo Shirkii loo ballansanaa oo…
Waxaa maanta baaqday shirkii Golaha Wadatashiga Qaran uu iclaamiyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh, waxa ayna […]
Dowladda Soomaaliya oo si weyn usoo dhaweysay War-murtiyeedkii kasoo baxay Waddamada G7
War saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, ayaa lagu soo dhaweeyay war murtiyeedka ka soo baxay Shirka Wasiirrada Arrimaha […]
Qaramada Midoobay oo ku baaqday in Magdhaw la siiyo dad Afrikan ah oo si xun loola dhaqmay
Madaxa xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay, Volker Türk ayaa ku baaqay in waddamada ku lugta lahaa ay qaadaan tillaabooyin la […]