Ra’iisul Wasaaraha Somalia Xamsa ayaa la saxiixday 15 Wasiir Ballanqaadka Xukuumadda iyo qiimeynta Waxqabadkii 4tii bilood ee la soo dhaafay. […]
Category: Wararka Maanta
Sacuudiga oo xirxiray dad baraha bulshada ku qoray hadalo ka dhan ah Israel
Dawladda Sacuudiga ayaa sare u qaaday xarigga muwaadiniinta Sacuudiga ee baraha bulshada ku baahiya hadallada ka dhanka ah Israa’iil iyo […]
RW ku-xigeenka oo la kulmay Niyaz Acar & wafdi uu horkacayo (Sawirro)
Previous articleCiidan ka tirsan Booliska DF oo tababar […]
Gabadhii ugu horreysay oo Muslim ah oo loo magacaabay Taliyaha Ciidamada Cirka Kenya
Gabadhii ugu horreysay oo muslim ah kana tirsan ciidanka milatariga dalka Kenya, ayaa loo magacaabay […]
Xeerka ciidanka Booliiska maamulka Hirshabelle oo maanta lasoo bandhigay (Sawirro)
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Haggar (Dabageed) ayaa maanta ka qeybgalay […]
Ciidamada Kenya oo Shaaciyay in ay dileen xubno katirsan kooxda Al Shabaab
Ciidamada ammaanka dalka Kenya ayaa shaaciyay in ay dileen dagaallamayaal katirsanaa kooxda Al Shabaab, oo ku sugnaa deegaanka lagu magacaabo […]
Golaha Wasiiradda oo ansixiyay heshiis iskaashi oo u dhaxeeya dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa ansixiyey Heshiis […]
Nin ka qeyb galay 238 doorasho oon weligii hal mar aan guuleysan markalana tartamaya !
K. Padmarajan waxaa loogu yeeraa Boqorka Doorashada iyo Guul-darreystaha ugu weyn taariikhda casriga ah ee tartamada doorashooyinka. Ku dhawaad 238 jeer […]
Cabsi lasoo daristay Iskuullada magaalada Delhi kaddib farriimo cabsi gelin ah oo loo diray
Iskuulo badan oo kuyaalla magaalada New Delhi ee caasimadda dalka Hindiya iyo deegaanno kale ayaa shalay deg deg loo xiray, […]
Tirada Muhaajiriinta doonyaha ku galay UK sannadkan oo la shaaciyey xilli uu tarxiil bilowday
Dowladda UK ayaa go’aansatay inay dalkooda ka tarxiilaan dadka magangelyo-doonka ee sida sharci-darrada ku soo […]