Dowladda Kenya ayaa ciidamo booliis nabbad ilaalin ah qeybtii ugu horreysay u dirtay dalka xasaradaha […]
Category: Wararka Maanta
Shabakad ka shaqeeneysay tahriibinta Dhallinyarada Soomaaliyeed oo gacanta lagu dhigay
Ciidanka Booliska Puntland iyo Booliska Dowlad degaanka Soomaalida DDS oo is kaashanaya ayaa gacanta ku […]
Maxay tahay taageerada Dowlada Somalia weydiisatay Imaaraadka Carabta?
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Masiibooyinka Qaranka Mahamuud Moallim Abdulle ayaa la kulmay Safiirka Dowladda Iskutagga Imaaraatka […]
Dilal argagax leh: Nin caawa Muqdisho ku dilay hooyadiis iyo abtigiis
Nin dhallinyaro ah ayaa caawa magaalada Muqdisho ka geystay dil argagax leh ka dib markii uu nafta dhaafiyey hooyadiis iyo […]
Somalia oo warbixin xasaasi ah ka jeedisay fadhiga Golaha amaanka ee QM
Wakiilka joogtada ah ee Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Danjire Abuukar Cusmaan oo maanta khudbad ka jeediyay golaha ammaanka ee […]
Booliska Muqdisho oo War ka soo saaray nin caawa dilay hooyadii & abtigiis
Ciidanka Boliiska Gobolka Banaadir aya soo bandhigay gacan ku dhiigle caawa dilay Hooyadii dhashay iyo […]
Wasaarada Waxbarashada Somalia oo war ka soo saartay isku dhicii Booliska & ardayda
Wasaarada Waxbarashada DF ayaa war ka soo saratay isku dhac rabshado saaka dhexmaray ciidamada ammaanka gaar ahaan booliiska ilaalinaya imtixaanka […]
Puntland oo labgu wareejiyay baabuur loogu tala galay in bulshada loogu adeego (Sawirro)
Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa ka qeybgalay munaasabad ay Wasaaradda Caafimaadku kula […]
Dagaal beeleed dhiig badan ku daatay oo maalintii labaad ka socda deegaan katirsan gobolka Mudug
Dagaal beeleed xooggan ayaa maalintii labaad ka socda galbeedka gobolka Mudug, gaar ahaan degaanka lagu […]
Dowladda oo ciidan Milatari ah geysay Kismaayo iyo Xog ku aadan Ujeedka ka dambeeya (Sawirro)
Waxaa shalay garoonka Diyaaradaha ee magaalada Kismaayo gaaray diyaarado magaalada Muqdisho ka qaaday ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya, kuwaa oo tababaro […]