Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa aqbalay codsigii Turkiga ee ahaa in ay labada dowladood miiska wadaxaajoodka […]
Category: Wararka Maanta
Madaxda Hogaanka Siyaasadda Xamaas oo ka fiirsanaya iney ka guuraan Doha, Qatar
Shabakadda wararka The National News ayaa soo bandhigtay warbixin ay ku sheegtay cadaadiska Mareykanka uu […]
Sacuudiga oo dowlada Somalia ka bixiyey $36 Milyan oo lagu yeeshay (Sawirro)
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan Magaalada Vienna ee […]
Uhuru Kenyatta oo si adag uga hadlay Dadkii lagu laayay dibadbaxii ka dhacay Kenya
Madaxweynihii hore ee dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa si kulul u cambaareeyay dilka , dhaawaca iyo xariga ciidamada ammaanka dalka […]
Madaxweyne Ruto oo Digniin adag soo saaray kaddib dibad-baxyadii dadka badan ku dhinteen
Magaalooyin badan oo kuyaalla dalka Kenya waxaa shalay ka dhacay dibad baxyo xooggan oo watay rabshado, waxaana dibad baxyadaasi ka […]
Masuuliyad xumada, dayaca & Waxqabad la’aanta Maamulka Gobolka Banadir
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa laga soo magacaaba gudoomiyaha gobolka Banadir, waxaana gudoomiyeyaasha la magacaabo loo igmadaa iney qabtaan shaqooyin aysan […]
Madaxweyne Xasan oo mar kale ka hadlay xadgudubka Itoobiya iyo Damaceeda waalida ah (Sawirro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb-galay munaasabadda 26-ka Juun oo ah maalinta xorriyadda gobollada […]
Wasiir Fiqi oo arrin xasaasi ah kala hadlay Ku-xigeenka Ergayga Q/Midoobay ee Somalia
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee caasimadda […]
Taliyaha Booliska DF oo xilka u wareejiyey Jen. Zakia & S/Guuto Cabdalla Cabdalla (Sawirro)
Taliyaha ciidanka Booliska Soomaliyeed S/Guuto, Sulub Axmed Firin ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Taliye ku xigeenkii hore ee ciidanka […]
Maxay tahay Xogta Aadan Madoobe la wadaagay danjiraha Mareykanka?
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa kulan la qaatay […]