Muqdisho (Wararka Maanta) – Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shalay meel-mariyay hindise sharciyeed ku saabsan dhismaha guddiga doorashooyinka iyo xuduudaha, taas oo […]
Author: allbanaadirmedia
SOMALILAND oo si adag ugu jawaabtay DF kadib hadalkii kasoo yeeray
Hargeysa (Wararka Maanta) – Xukuumadda Somaliland ayaa si adag u jawaabtay hadallo kasoo yeeray dowladda federaalka Soomaaliya. Hadalladan oo uu […]
Dadka sharci la’aanta ah ee Maraykanka iyo mawduuca walwalka badan ku haya
Washington (Wararka Maanta) – Gabriela, waxay gashay Maraykanka muddo labaatan sano ka hor iyadoo neef-qabatinowday markii la galiyey qeybta dambe […]
R/Wasaare Xamza oo maanta magacaabay xil cusub
Muqdisho (Wararka Maanta) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa maanta […]
Wararkii ugu dambeeyay dagaalka lagu hoobtay ee GALGADUUD
Dhuusamareeb (Wararka Maanta) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal culus oo maanta ka dhacay deegaan […]
Mas’uulkii ugu horreeyay oo soo dhaweeyay jadwalka doorashada JUBBALAND
Muqdisho (Wararka Maanta) – Guddoomiyihii hore ee maamulka gobolka Banaadir, ahna duqii magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed oo warsaxaafadeed soo […]
Safiirka Denmark ee Soomaaliya oo loo haysto kiis xasaasi ah, loogana yeeray…
Muqdisho (Wararka Maanta) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo banddhigtay kiis xasaasi ah oo loo haysto safiirka dowladda Danmark u […]
Madaxweynayaasha Mareykanka iyo Shiinaha oo ku kulmay Peru
Lima (Wararka Maanta) – Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden iyo Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping oo Sabtidi shalay ku kumay magaalada Lima […]
Khayre oo sheegay in aanu shaqeyn doonin qorshaha Xasan hal sabab darteed
Muqdisho (Wararka Maanta) – Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa si adag […]
Jubaland oo eedeyn culus u jeedisay DF kadib arrintii shalay ka dhacday Muqdisho
Kismaayo (Wararka Maanta) – Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa ku eedaysay dowladda Federaalka Soomaaliya in ay caadaysatay ku tumashada dastuurka iyo […]