Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka ee DFS, oo digiin adag ka soo saartay waxyeelada Roobab xooggan oo la filayo in […]
Author: allbanaadirmedia
Somalia iyo Turkiga oo diirada saaray fulinta qodob ka mid ah heshiiskii labada dhinac
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa kulan gaar ah xarunta wasaaradda Gaashandhigga Soomaaliya kula […]
Xassan Shiikh oo war ka soo saaray geerida Suldaan Axmed Rashiid Sh. Shucayb
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada, bahda dhaqanka iyo ummadda […]
Villa Soomaaliya oo War-murtiyeed kasoo saartay xiriirka Dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada
Markii la i doortay 15-kii May 2022, Dowladda Federaalka Soomaaliyeed ee aan hoggaamiyo waxay ugu horreyntiiba mudnaan gaar ah siisay […]
Wasiir Fiqi oo gudoomay fariin ka timid dhigiisa Sheikh Abdullah bin Zayed (Sawirro)
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta oo Arbaco ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda […]
Xogta kulan Wasiir Fartaag la qaatay Wasiirada amniga dowlad goboleedyada dalka (Sawirro)
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa kulan la qaatay […]
Nin Saddex Xaasle Aabe u ah 46 Carruur oo raadinaya Xaas Afaraad uu guursado
Ahmed Agha Nanawa oo 52 jir ah una dhashay dalka Afgaanistaan ayaa la soo weriyey inuu ku naalloonayo inuu guursado […]
Maxkamada G/Banaadir oo amartay xariga Taliyaha Booliska Garoonka Aadan-Cadde
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa amartay inuu maxkamadda horyimaado Taliyaha Saldhiga Booliska Garoonka Aadan-Cade oo fulin waayay amar maxkamadeed oo ahaa […]
Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo Muqdisho ka furay shirka maalgashiga Soomaaliya (Sawirro)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay shirka maalgashiga Soomaaliya oo lagu soo bandhigayey sidii looga faa’iideysan […]
Wasiirka Amniga oo guddoomiyay shirka wajiga labaad ee Mashruuca JPP (Sawirro)
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee JFS S/Guuto C/laahi Sheikh ismaaciil (Fartaag) ayaa Gudoomiyey shirka wajiga Labaad ee mashruuca JPP ee […]