Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi uu […]
Author: allbanaadirmedia
Dowladda oo shaacisay in howlgal qorsheysan lagu dilay in ka badam 70 xubnood oo katirsan Al Shabaab
War-saxaafadeed kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ka badan 70 xubnood oo katirsan […]
Roob sabab u noqday in xabsi weyn ka baxsadaan in ka badan 100 Maxbuus oo ku xirnaa
Xabsi weyn oo kuyaalla duleedka magaalada Abuja ee caasimadda dalka Nageria ayaa waxaa ka baxsaday […]
Dib u dhis lagu sameenayo Waddada Laamiga ee Via Uganda oo la dhagax-dhigay (Sawirro)
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay […]
Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo Ammar cusub kusoo rogay Hay’adaha Dowladda Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirrada ayaa faray Hey’adaha Dowladda in […]
Nin hooyadiisa u dilay si uu xogta faraheeda ugu adeegsado in uu lacag kala baxo Akoonkeeda!
Hooyo lagu magacaabi jiray Sandra Maria dos Santos Carvalho oo 58 jir ahayd ayaa waxaa […]
Madaxweyne Cali Guudlaawe oo arrimo muhiim ah kala hadlay Catriona Laing (Sawirro)
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay […]
(Sawirro) Madaxweyne Laftagareen oo isaga tagay Muqdisho kuna laabtay Baydhabo kaddib markii…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ugu maqnaa dalka dibaddiisa iyo […]
Jarmalka oo Dacwad kusoo oogay Ajaaniib katirsan Daacish oo weeraro geesan rabay
Dowladda Jarmalka ayaa shaacisay in la xiray dad lagu tuhmayo in ay xubno ka yihiin kooxda Daacish, waxaana dadkan dowladda […]
Q/Midoobay oo ka digtay khatar ku soo fool leh boqolaal kun oo Soomaali ah
Qaramada Midoobay ayaa shalay ka digtay in la filayo in roobab xooggan ay ka da’aan Soomaaliya xilli roobaadkan gu’ga. Afhayeenka […]