Wasiir ku-xigeenka shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cismaan Libaax Ibraahim ayaa ku dhawaaqay in maalinta Arbacada ah […]
Author: allbanaadirmedia
Nin hubeysan oo lix qof ku dhex dilay masajid ku yaalla gobolka Herat
Lix qof ayaa lagu dilay weerar uu nin hubeysan ku qaaday Masjid ku yaalla galbeedka Afghanistan, waxaa sidaas Talaadada maanta […]
Weerar seef loo adeegsaday oo ka dhacay London iyo ninkii ka dambeeyay oo la qabtay
Nin seef ku hubeysnaa ayaa maanta weerar khasaaro geestay ka fuliyay meel ku dhow saldhiga […]
Agaasimaha Sirdoonka Turkiga oo Muqdisho yimid iyo xog ku aadan ujeedka Safarkiisa
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya soo gaaray Agaasimaha hay’adda Sirdoonka Qaranka ee dalka […]
Ra’isul Wasaare Xamse oo Caddeeyay in teendho dambe aysan ka dhici doonin Doorasho
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay mudnaanta siinayso hirgelinta dhab-u-heshiisiin loo dhan yahay, […]
Markab Xamuul oo ka shiraacday Dekad kutaalla Jabuuti oo Gantaalo lagu weeraray
Markab nuuca xamuulka qaada ah oo ka shiraacday dekad kutaalla dalka Jabuuti ayaa lagu weeraray biyaha dalka Yemen, xilli markabkaasi […]
Somaliland oo beesha Caalamka ugu baaqday in ay soo faragaliyaan Tacadiyo Muqdisho loogu …
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somaliland Dr. Ciise Keyd Maxamuud, ayaa ka hadlay shan nin oo kasoo jeeda deegaannada Somaliland oo […]
Dacwad ka dhan ah Jarmalka oo hub ku taageeray Israel oo loo gudbiyay Maxkamadda ICJ
Dowladda Nicaragua ayaa dacwad ka dhan ah dowladda Jarmalka u gudbisay maxkamadda dambiyadda caalamiga ah […]
Jabuuti oo dalkeeda ka ceyrisay Xildhibaan u ololeeya in Somaliland dowlad noqoto
Garoonka diyaaradaha magaalada Jabuuti ayaa laga celiyay xildhibaan u dhashay dalka Ingiriiska oo lagu magacaabo Tim Loughton, kaa oo si […]
Mareykanka oo Xamaas ka codsaday iney aqbasho xabad joojin ay Israel soo jeedisay
Xoghayaha arrimaha debedda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa sheegay Isniintii inuu ku rajo weyn yahay in Xamaas ay aqbasho, waxa […]