Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa si deg deg ah uga laabatay go’aankii ay dhawaan ku dalbatay […]
Author: allbanaadirmedia
Madaxweyne Qoor Qoor oo maanta dhagax-dhigay xarunta Mashruuca Nagaad (Sawirro)
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa dhagax-dhigay xafiiska howlgalinta mashruuca Nagaad, […]
Sargaal katirsanaa kooxda Al Shabaab oo nolosha lagu qabtay isaga iyo hubkiisa
Ciidanka daraawiishta maamulak Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan ay ka fuliyeen deegaanka Kuunyabuurow oo […]
Ra’isul Wasaare Xamse iyo Mike Hammer oo arrimo muhiim ah kawada hadlay (Sawirro)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Nairobi kula kulmay […]
Booliiska Somaliland oo gacanta ku dhigay labo nin oo baxsad ahaa oo dil geestay
Ciidamada booliiska maamulka Somaliland ayaa howlgallo ay sameeyeen kusoo qabtay labo nin oo ku eedeysan in ay dil geesteen, labadan […]
Dowladda Ciraaq oo gaartay Go’aan lamid ah mid dowladda Soomaaliya kasoo baxay
Wakaallada Wararka Faransiiska ee AFP ayaa heshay dukumiinti sir ah oo muujinaya dalab dowladda Ciraaq […]
Mareykanka oo mar kale ka careesiiyay Isreal indhaha caalamkana kusoo jeediyay
Dowladda Mareykanka ayaa Jimcihi shaaca ka qaadday, in hubka ay ugu deeqday Isra’il ee ay u adeegsatay dagaalka ay ka […]
Milatariga Soomaaliya oo gacanta ku dhigay shidaal loo waday Al Shabaab (Sawirro)
Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya , gaar ahaan kuwa kumaandooska ee Danab iyo Gorgor ayaa gacanta […]
Burcad-badeed Soomaali ah oo maanta ku fashilantay in Markab ganacsi afduubtaan
Koox burcad-badeed Soomaali ah oo watay dooni nuuca dheereeya ah ayaa maanta oo Jimco ah weerar ku qaaday markab ganacsi […]
Halkan ka ogow 17-kii ergay ee QM usoo magacowday Soomaaliya tan iyo 1992-kii
Dowladda Soomaaliya ayaa Qaramada Midoobe weydiisatay in la soo geba-gebeeyo joogitaanka howlgalkeeda diblomaasiyadeed ee Soomaaliya oo soo socday in ka […]