Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun adag oo xabsi ah ku riday Maxamed Cali Xersi Diirshe, oo lagu helay in […]
Month: April 2024
Shirkadaha Korontada oo Midoobay iyo Ra’isul Wasaare Xamse oo marqaati ka noqday (Sawirro)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay Heshiis lagu mideynayo qaar kamid shirkadaha korontada […]
Somaliland oo shaacisay in Ciqaab xun Muqdisho lagu marsiinayo Shan nin oo ku eedeysan dilkii…
Magaalada Muqdisho waxaa wali ku xiran shan nin oo la sheegay in ay kasoo jeedaan deegaannada maamulka Somaliland, kuwaa oo […]
Tirada cod-bixiyayaasha Somaliland ee sannadkan ka qeyb galaya Doorashada oo la shaaciyay
Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa madaxda xisbiyada iyo rurrada siyaasadda guddoonsiiyey liista kama-dambaysta ah ee cod-bixiyayaasha doorashada madaxtooyada iyo doorashada tooska […]
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo baaq nabadeed kasoo saartay dagaallo ka dhacay …
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS waxay baaq nabadeed u diraysaa beelaha […]
Haweeney Baraha bulshada taageero ugu muujisay maamulka Somaliland oo la xiray
Ciidamada booliiska qeybta gobolka Sool ee maamulka Khaatumo State ayaa xabsiga dhigay haweeney lagu eedeeyay […]
Booliiska Muqdisho oo qabtay rag si sharci daro ah mootooyinka A iyo B ugu buufinayay (Sawirro)
Ciidanka booliiska ee ka howlgala gobolka Banaadir ayaa gacanta Ku soo dhigay eedeysanayaal lagu qabtay […]
Markab dagaal oo Turkiga leeyahay oo maanta imaanaya Muqdisho iyo Madax sare oo…
Waxaa maanta oo Talaado ah lagu wadaa in dekadda magaalada Muqdisho kusoo xirto markab nuuca dagaalka ah oo leedahay dowladda […]
DF oo digniino & talooyin ka bixisay khataro ku soo wajahan qeybo ka mid ah dalka
𝗗𝗶𝗴𝗻𝗶𝗶𝗻 𝗶𝘆𝗼 𝗧𝗮𝗹𝗮 𝗯𝗶𝘅𝗶𝗻 𝗸𝘂 𝗮𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗙𝗮𝘁𝗮𝗵𝗮𝗮𝗱𝗱𝗼 𝗹𝗮 𝗳𝗶𝗹𝗮𝘆𝗼 𝗶𝗻 𝗮𝘆 𝗱𝗵𝗮𝗰𝗮𝗮𝗻 𝗮𝘀𝗯𝘂𝘂𝗰𝗮 (𝟮𝟯 – 𝟮𝟵 𝗔𝗽𝗿)-𝟮𝟬𝟮𝟰 ➤ Todobadda casho […]
Maxaa ka qaldamay Madaxweyne Muuse Biixi? (Qalinkii Senator Cusman Dubbe)
Aan ku bilaabo’e: Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi wuxu 24 saacadood kahor saxeexay warqaddii ugu muhiimsanayd ee dhammaadka muddo xileedkiisa, waa […]