DF oo digniino & talooyin ka bixisay khataro ku soo wajahan qeybo ka mid ah dalka

Posted on

๐——๐—ถ๐—ด๐—ป๐—ถ๐—ถ๐—ป ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ง๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐—ฏ๐—ถ๐˜…๐—ถ๐—ป ๐—ธ๐˜‚ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—™๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ณ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ถ๐—ป ๐—ฎ๐˜† ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฎ๐˜€๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ฐ๐—ฎ (๐Ÿฎ๐Ÿฏ โ€“ ๐Ÿฎ๐Ÿต ๐—”๐—ฝ๐—ฟ)-๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฐ

โžค Todobadda casho ee soo socota oo ah asbuuca ugu danbeya bisha Abriil 2024ka ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐˜‚ ๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ฎ ๐˜€๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐˜๐—ฎ-๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—ฎ๐˜† ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ณ๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ท๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐˜„๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ ๐˜†๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐˜๐—ผ๐—ด๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฟ๐—ผ๐—ด๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, kuwaas oo aadka u saameeyndoona qaar ka mid ah degmooyinka dalka Sida; ๐—๐—ผ๐˜„๐—ต๐—ฎ๐—ฟ, ๐—•๐—ฎ๐—น๐—ฒ๐˜๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป, ๐—•๐˜‚๐—น๐—ฎ๐—ฏ๐˜‚๐—ฟ๐—ฑ๐—ฒ, ๐—Ÿ๐˜‚๐˜‚๐—พ, ๐——๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜„ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ด๐˜‚ ๐˜‚๐˜‚๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป.

โžค Degmooyin ka mid ah gobolada ๐—•๐—ฎ๐˜†, ๐—•๐—ฎ๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐—น, ๐—š๐—ฎ๐—น๐—ด๐˜‚๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ, ๐—š๐—ฒ๐—ฑ๐—ผ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ-๐—›๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ฒ ayaa waxaa aad u sareeysa suurtagalnimada ah in ay fatahaado ka dhacaa ay saameeyndoonaan nolosha iyo hab-nololeedka bulshooyinka ku nool degmooyinkaas.

โžค Degmooyinka kor ku xusan waxay wajihi doonaan khataroย  ka imankarta Fatahaada webiyada iyo daadadka ay togagu soo rogaan.

โžค Waxaa sare u soo kacaya heerka biyaha wabiyada Shabeele iyo Juba taasina waxaa sabab u ah roobabka xoogan ee ka daโ€™aya qeybo ka mid ah dalka iyo buuralayda Ethiopia.

๐—›๐—ฎโ€™๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐——๐— ๐—” oo Horay u soo saartay ๐—ซ๐—ฎ๐—ฟ๐˜‚๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ž๐—ฎ ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—›๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜€-๐˜„๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ Saadaasha Roobab ka iyo digniinoย  sanadkii tagayย  ee 2023 roobabkii ma hiigaanka ahaa oo dalka ka daโ€™ay kuwaas oo geeystay Daadad iyo Fatahaada ๐—˜๐—น๐—ก๐—ถรฑ๐—ผย  , ayaa mar kale Bulshada Soomaaliyeed u direeysay ๐——๐—ถ๐—ด๐—ป๐—ถ๐—ถ๐—ป๐—ผ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐˜๐—ฎ๐—น๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ปย  si loogu feejignaado saameynta ๐—ฟ๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐—ธ๐—ฎ ๐—š๐˜‚๐—ด๐—ฎ ku yeelan karo nafta iyo Hantida shacabka Soomaaliyeed. Insha Allah

HOOS KA DAALACO QORAALKA HEYADDA

Source link