Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay […]
Month: April 2024
Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo Ammar cusub kusoo rogay Hay’adaha Dowladda Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirrada ayaa faray Hey’adaha Dowladda in […]
Nin hooyadiisa u dilay si uu xogta faraheeda ugu adeegsado in uu lacag kala baxo Akoonkeeda!
Hooyo lagu magacaabi jiray Sandra Maria dos Santos Carvalho oo 58 jir ahayd ayaa waxaa […]
Madaxweyne Cali Guudlaawe oo arrimo muhiim ah kala hadlay Catriona Laing (Sawirro)
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay […]
(Sawirro) Madaxweyne Laftagareen oo isaga tagay Muqdisho kuna laabtay Baydhabo kaddib markii…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ugu maqnaa dalka dibaddiisa iyo […]
Jarmalka oo Dacwad kusoo oogay Ajaaniib katirsan Daacish oo weeraro geesan rabay
Dowladda Jarmalka ayaa shaacisay in la xiray dad lagu tuhmayo in ay xubno ka yihiin kooxda Daacish, waxaana dadkan dowladda […]
Q/Midoobay oo ka digtay khatar ku soo fool leh boqolaal kun oo Soomaali ah
Qaramada Midoobay ayaa shalay ka digtay in la filayo in roobab xooggan ay ka da’aan Soomaaliya xilli roobaadkan gu’ga. Afhayeenka […]
Shacabka shan ka mid ah Magaalooyinka Soomaaliya oo digniino loo diray
Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka ee DFS, oo digiin adag ka soo saartay waxyeelada Roobab xooggan oo la filayo in […]
Somalia iyo Turkiga oo diirada saaray fulinta qodob ka mid ah heshiiskii labada dhinac
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa kulan gaar ah xarunta wasaaradda Gaashandhigga Soomaaliya kula […]
Xassan Shiikh oo war ka soo saaray geerida Suldaan Axmed Rashiid Sh. Shucayb
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada, bahda dhaqanka iyo ummadda […]