Xisbiga Shiikh Shariif oo eedeymo adag u jeediyey dowlada Somalia (Akhriso)

Posted on




Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Somalia Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo war saxaafadeed soo saaray ayaa walaac ka muujiyay cadaadis dowladda federaalka ay ku hayso warbaahinta.

Xisbiga ayaa sheegay inuu diiwaangeliyay dhacdooyin dhowr ah oo lid ku ah xorriyadda hadalka kuwaasoo ay ku kacday dowladda dhexe, waxaana ka mid ah dhismaha Golaha Warbaahinta Qaranka oo ay ka horyimaadeen inta badan warbaahinta iyo suxufiyiinta dalka

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

 




Source link