Muqdisho (Wararka Maanta) – Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac ayaa kormeer ku tegey xerada tababbarka ciidanka xoogga ee […]
ALLBANAADIR
Xildhibaan Abiib oo laga gudbiyey dacwad culus iyo xeer ilaalinta oo dalbatay ‘xasaanad ka xayuubin’
Hargeysa (Wararka Maanta) – Xeer ilaaliyaha guud ee maamulka Somaliland ayaa Golaha Wakiillada ka dalbaday in ay xasaanadda ka qaadaan […]
Maxaan ka naqaanaa ninka Trump u noqonaya ku-xigeen ee horey u dhaliili jiray?
Washington (Wararka Maanta) – Markii uu James David Vance, u soo galay hoolka shirarka ee xisbiga Jamhuuriga si uu u […]
Galmudug oo sheegtay in Shabaab hubkii lagu dhacay Caabudwaaq, fariina u dirtay DF
Dhuusamareeb (Wararka Maanta) –Dowlad Goboleedka Galmudug oo war ka soo saaray hubkii sida sharcirada ah dalka looga soo geliyey waqooyiga […]
Sidee ayey ku timid guusha uu ku faanay R/W Xamza ee xaqiijisay DF?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa ku faanay in guulaha ay gaartay Soomaaliya oo ay […]
Ciidamadii kusoo dhaawacmay dagaalkii Galgaduud oo la keenay Muqdisho + Sawirro
Muqdisho (Wararka Maanta) – Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maanta lasoo gaarsiiyay qaar kamid ah askartii shalay kusoo dhaawacantay […]
BF oo loo gudbiyay dalab xasaasi ah oo la xiriira hubkii la bililiqeystay
Muqdisho (Wararka Maanta) – Waxaa sii xoogeysanaya xiisadda ka dhalatay hub sharci darro ah oo xadka Soomaaliya laga soo geliyay […]
Dad badan oo lagu laayay weerar lagu qaaday Masjid ku yaalla Cumaan
Muscat (Wararka Maanta) – Ugu yaraan afar Pakistani ah ayaa lagu dilay, 30 kalena waa lagu dhaawacay toogasho ka dhacday […]
PUNTLAND oo si yaableh uga hadashay hubka lagu bililiqeystay Galgaduud
Garoowe (Wararka Maanta) – Dowlad goboleedka Puntland ayaa war culus kasoo saartay hubkii shalay lagu qabtay deegaanka Shiilo Madow ee […]
DF oo war culus kasoo saartay hubka u gacan galay shacabka Caabudwaaq
Muqdisho (Wararka Maanta) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa war rasmi ah kasoo saartay hubkii shalay lagu bililiqeystay deegaan hoostaga magaalada […]