Muqdisho (Caasimaa Online) – Warsaxaafadeed ay soo saaray Culimada Soomaaliyeed oo haatan shirweyne uu uga socdo magaalada Muqdisho ayaa waxaa […]
ALLBANAADIR
Muxuu yahay shirqoolka ay Itoobiya la damacsan tahay Soomaaliya ee la ogaaday?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Iyadoo weli ay taagan tahay xiisadda xoogan ee diblumaasiyadeed ee u dhexeysa dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya […]
Sidee looga falceliyay geerida Ismaaciil Haniyah?
Tehran (Wararka Maanta) – Waxaan hadda soo baxaya falcelinno kala duwan oo ka imaanaya dalal […]
Wararkii ugu dambeeyay qarax ka dhacay Ceeldheer + Khasaaraha
Ceeldheer (Wararka Maanta) -Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta qarax xoogan uu ka dhacay duleedka degmada […]
Cali Guudlaawe oo shaaciyay inuu qabanayo doorasho qof iyo cod ah
Jowhar (Wararka Maanta) – Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabelle, Cali Cabdullahi Xuseen (Guudlaawe) oo haatan socdaal ku marayo deegaano ka tirsan […]
Hogaamiyihii Xamaas oo lagu dilay IRAN
Tehran (Wararka Maanta) – War uu goor dhaw uu baahiyaya telafishanka qaranka Iran oo ay […]
Weriye C/qaadir Ciise oo war cusub kasoo saaray khilaafkii kala dhexeeyey Wasiir Al-Cadaala
Muqdisho (Wararka Maanta) – Weriye Cabdulqaadir Ciise oo Warbaahinta Qaranka u qaabilsan soo tebinta wararka maxkamadda ciidamada ayaa qoraal cusub […]
Xamsa oo gaaray furimaha dagaalka lacagna siinaya ciidankii laayey Al-Shabaab
Buuloxaaji (Wararka Maanta) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda XFS Xamsa Cabdi Barre oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed […]
Maxaa kala qabsaday wasiir Faarax Cabdulqaadir iyo Xildhibaannada BF?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Wasiirka wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa maanta […]
Wasiirka difaaca iyo taliyaha Xoogga oo booqday deegaanandii lagu jabiyay Al-Shabaab
Muqdisho (Wararka Maanta) – Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya, Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo ay wehlinayaan taliyaha […]